{"id":494476,"date":"2023-08-13T17:18:24","date_gmt":"2023-08-13T14:18:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494476"},"modified":"2023-08-13T17:18:24","modified_gmt":"2023-08-13T14:18:24","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-u-magacaabay-cabdullaahi-maxamed-nuur-agaasimaha-guud-ee-xarunta-qaran-ee-tubsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-u-magacaabay-cabdullaahi-maxamed-nuur-agaasimaha-guud-ee-xarunta-qaran-ee-tubsan\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Xamse oo u magacaabay Cabdullaahi Maxamed Nuur Agaasimaha guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, halkan Ibraahim Aadan Ibraahim isna uu u magacaabay Agaasime Ku Xigeenka Xarunta Qaran ee Tubsan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaruhu markuu tixgeliyay baahida loo qabo in la dardargeliyo ka hortagga sababaha aasaasiga ah ee dhaliya ama dhiirigeliya fikirka xagjirka ah ee rabshadaha wata, waxa uu magacaabay.<\/p>\n<ol>\n<li>Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur \u2013 Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan<\/li>\n<li>Mudane Ibraahim Aadan Ibraahim \u2013 Agaasime Ku Xigeenka Xarunta Qaran ee Tubsan<\/li>\n<\/ol>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-494477\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Raiisul-wasaare-Xamse-oo-u-magacaabay-Cabdullaahi-Maxamed-Nuur-Agaasimaha-guud-ee-Xarunta-Qaran-ee-Tubsan.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"886\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Raiisul-wasaare-Xamse-oo-u-magacaabay-Cabdullaahi-Maxamed-Nuur-Agaasimaha-guud-ee-Xarunta-Qaran-ee-Tubsan.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Raiisul-wasaare-Xamse-oo-u-magacaabay-Cabdullaahi-Maxamed-Nuur-Agaasimaha-guud-ee-Xarunta-Qaran-ee-Tubsan-300x246.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Raiisul-wasaare-Xamse-oo-u-magacaabay-Cabdullaahi-Maxamed-Nuur-Agaasimaha-guud-ee-Xarunta-Qaran-ee-Tubsan-1024x840.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Raiisul-wasaare-Xamse-oo-u-magacaabay-Cabdullaahi-Maxamed-Nuur-Agaasimaha-guud-ee-Xarunta-Qaran-ee-Tubsan-768x630.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Raiisul-wasaare-Xamse-oo-u-magacaabay-Cabdullaahi-Maxamed-Nuur-Agaasimaha-guud-ee-Xarunta-Qaran-ee-Tubsan-860x706.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, halkan Ibraahim Aadan Ibraahim isna uu u magacaabay Agaasime Ku Xigeenka Xarunta Qaran ee Tubsan. Ra\u2019iisul Wasaaruhu markuu tixgeliyay baahida loo qabo in la dardargeliyo ka hortagga sababaha aasaasiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":494478,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1005],"class_list":{"0":"post-494476","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-raiisul-wasaare-xamse-oo-u-magacaabay-cabdullaahi-maxamed-nuur-agaasimaha-guud-ee-xarunta-qaran-ee-tubsan"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494476","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494476"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494479,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494476\/revisions\/494479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494478"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}