{"id":494455,"date":"2023-08-13T16:33:57","date_gmt":"2023-08-13T13:33:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494455"},"modified":"2023-08-13T18:27:39","modified_gmt":"2023-08-13T15:27:39","slug":"maaamulka-gaashaandhigga-xfs-oo-ka-warbixiyay-howlgallo-qorsheysan-oo-lagu-fuliyay-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maaamulka-gaashaandhigga-xfs-oo-ka-warbixiyay-howlgallo-qorsheysan-oo-lagu-fuliyay-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka warbixiyay howlgallo qorsheysan oo lagu fuliyay khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Gaashaandhigga XFS \u00a0janeraal Cabdulaahi Cali &#8220;Caanood&#8221;oo shir jaraa&#8217;id ku qabatay xarunta wasaaradda warfaafinta ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ciidamada dowladda ay ka fuliyeen degaanno katirsan Gobolada Shabeellaha Hoose,Sh\/DFhexe iyo Galmudug..<\/p>\n<p>Generaal Caanood ayaa sheegay in howlgallo lagu sifeynayo khawaarijta uu ka dhacay degaanno hoos tago Ruun-nirgood,Hiloowle Gaab iyo degaanno kale,isagoo intaa raaciyay in dhulka keeymaha ah laga saaray kooxaha khawaarijta,isla marekaana ay gacanta ku hayaan ciidamada xoogga dalka iyo kuwaa degaanka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa socda howlgal ka gaar ah kan ciidanka dhulka,waxaana \u00a0la beegsanayaa goobaha ay khawaarijtu ku diyaarisay Qaraxyada sida barahooda Hoggaaminta,waxaana dhowaan lagu guuleystay howlgallo laga fuliyay\u00a0 degaanka Buulo-fulay oo Baay katirsan iyo Galhareeri ,iyadoo halkaasi lagu baabi&#8217;yay waxyabaha qarxa oo ay halkaa ku diyaarinayeen&#8221; ayuu yiri Afhayeenka<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa \u00a0ugu baaqay shacabka in ay ka fogaadaan goobaha la tuhunsan yahay in ay joogaaan kooxaha khawaarijta<\/p>\n<p>Ciidanaka xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa howlagallo ka dhan ah kawaarijta kawada degaanada Galmudug iyo Hirshabeelle,halkaa\u00a0 oo cadawga jab xoogan lagu gaarsiiyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Gaashaandhigga XFS \u00a0janeraal Cabdulaahi Cali &#8220;Caanood&#8221;oo shir jaraa&#8217;id ku qabatay xarunta wasaaradda warfaafinta ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ciidamada dowladda ay ka fuliyeen degaanno katirsan Gobolada Shabeellaha Hoose,Sh\/DFhexe iyo Galmudug.. Generaal Caanood ayaa sheegay in howlgallo lagu sifeynayo khawaarijta uu ka dhacay degaanno hoos tago Ruun-nirgood,Hiloowle Gaab iyo degaanno kale,isagoo intaa raaciyay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":494456,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494455","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494455"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494480,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494455\/revisions\/494480"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}