{"id":494342,"date":"2023-08-12T12:28:55","date_gmt":"2023-08-12T09:28:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494342"},"modified":"2023-08-12T12:28:55","modified_gmt":"2023-08-12T09:28:55","slug":"xubno-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-qaranka-ku-sugan-diinsoor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubno-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-qaranka-ku-sugan-diinsoor\/","title":{"rendered":"Xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka Qaranka ku sugan Diinsoor"},"content":{"rendered":"<p>Baay(SONNA):-Xasan Macalin Aways oo magaciisa afgarashada Khawaarijtu yahay (jindullaah ) iyo Cabdullahi Ibraahim Maxamed oo isna afgarashadiisu tahay ( jabal ) ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Degmada Diinsoor ee Gobalka Baay.<\/p>\n<p>Labadan xubnood ayaa Ka tirsanaa Khawaarijta muddo 3 sanno ah iyagoo ka dagaal galay gobollada dalka qaarkood waxaana ay sheegeen inay ka soo laabteen waddadii qaldaneed ee ay raaceen.<\/p>\n<p>Muddooyinkii u dambeeyey waxa soo badanaya tirada kooxda khawaarijta ee isu soo dhiibaya Ciidamada Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baay(SONNA):-Xasan Macalin Aways oo magaciisa afgarashada Khawaarijtu yahay (jindullaah ) iyo Cabdullahi Ibraahim Maxamed oo isna afgarashadiisu tahay ( jabal ) ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Degmada Diinsoor ee Gobalka Baay. Labadan xubnood ayaa Ka tirsanaa Khawaarijta muddo 3 sanno ah iyagoo ka dagaal galay gobollada dalka qaarkood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":494343,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494342","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494342","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494342"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494344,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494342\/revisions\/494344"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494343"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}