{"id":494337,"date":"2023-08-12T11:37:47","date_gmt":"2023-08-12T08:37:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494337"},"modified":"2023-08-12T11:37:47","modified_gmt":"2023-08-12T08:37:47","slug":"todobo-qof-oo-ku-ku-dhintay-burburka-masjid-ku-yaalla-waqooyiga-nigeria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/todobo-qof-oo-ku-ku-dhintay-burburka-masjid-ku-yaalla-waqooyiga-nigeria\/","title":{"rendered":"Todobo qof oo ku ku dhintay burburka masjid ku yaalla waqooyiga Nigeria"},"content":{"rendered":"<p>Toddobo qof ayaa ku dhintay woqooyiga Nigeria \u00a0,gaar ahaam magaalada Zaria \u00a0ee gobolka Kaduna, kadib markii uu burburay \u00a0qayb ka mid ah masaajid ay ka buuxeen boqollaal qof oo cibaadeysanaayey.<\/p>\n<p>Af-hayeenka golaha imaarada Zaria Abdullahi Kwarbai ayaa sheegay in shilkaan oo dhacay maalinimadii jimcaha ee shalay ay ku dhaawacmeen in ka badan 23 qof.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Kaduna Uba Sani ayaa amar ku bixiyay in baaritaan degdeg ah lagu sameeyo musiibada, wuxuuna ballan qaaday inuu caawin doono dadka ay saameysay dhacdadaasi qalbi jabka leh.<\/p>\n<p>Burburka masjidkaan oo la dhisay sanadkii 1830-kii ayaa imaanaya xilli sanadkii hore ay dumeen in ka badan toban dhismo oo ku yaalla Dalka Nigeiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Toddobo qof ayaa ku dhintay woqooyiga Nigeria \u00a0,gaar ahaam magaalada Zaria \u00a0ee gobolka Kaduna, kadib markii uu burburay \u00a0qayb ka mid ah masaajid ay ka buuxeen boqollaal qof oo cibaadeysanaayey. Af-hayeenka golaha imaarada Zaria Abdullahi Kwarbai ayaa sheegay in shilkaan oo dhacay maalinimadii jimcaha ee shalay ay ku dhaawacmeen in ka badan 23 qof. Guddoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":494338,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494337","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494337","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494337"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494337\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494339,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494337\/revisions\/494339"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494337"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494337"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494337"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}