{"id":494326,"date":"2023-08-12T09:12:01","date_gmt":"2023-08-12T06:12:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494326"},"modified":"2023-08-12T09:14:15","modified_gmt":"2023-08-12T06:14:15","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-hawlgal-amni-xaqiijin-ah-ka-sameeyey-deegaanada-hoos-yimaada-degmada-ruun-nirgood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-hawlgal-amni-xaqiijin-ah-ka-sameeyey-deegaanada-hoos-yimaada-degmada-ruun-nirgood\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal Amni xaqiijin ah ka sameeyey Deegaanada hoos yimaada degmada Ruun-nirgood"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degmada Ruun-nirgood iyo degaanka hiloowle-Gaab ee gobolka Shabeellaha dhexe ka sameeyay howlgal lagu xaqiijinayo Amniga deegaanada Hoos yimaada Run-nirgood iyo hilowle-gaab.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Ibraahim sheekh Muxyadiin Cadow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in howlgal qorsheeysan oo ay sameeyeen Guutooyinka Cumar Binu-Khadaab, Guutada 17-aad kumaandooska Gor-gor, iyo Guutada 19- ee Ilaalo Qaran lagu xaqiijiyey amaanka degmada Ruun-nirgood iyo degaanka Hiloowle Gaab.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa tilmaamay howlgalka inuu qeyb ka yahay howlgallada lagu xaqiijinayo Amniga degmooyinka iyo deegaannada laga saaray gacanta Khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degmada Ruun-nirgood iyo degaanka hiloowle-Gaab ee gobolka Shabeellaha dhexe ka sameeyay howlgal lagu xaqiijinayo Amniga deegaanada Hoos yimaada Run-nirgood iyo hilowle-gaab. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Ibraahim sheekh Muxyadiin Cadow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in howlgal qorsheeysan oo ay sameeyeen Guutooyinka Cumar Binu-Khadaab, Guutada 17-aad kumaandooska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":494327,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494326","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494326"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494329,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494326\/revisions\/494329"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}