{"id":494272,"date":"2023-08-10T12:24:25","date_gmt":"2023-08-10T09:24:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494272"},"modified":"2023-08-10T13:07:30","modified_gmt":"2023-08-10T10:07:30","slug":"ecuador-oo-lagu-dilay-musharax-madaxweyne-iyo-xaalad-degdeg-ah-oo-la-soo-rogay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ecuador-oo-lagu-dilay-musharax-madaxweyne-iyo-xaalad-degdeg-ah-oo-la-soo-rogay\/","title":{"rendered":"Ecuador oo lagu dilay musharax madaxweyne iyo xaalad degdeg ah oo la soo rogay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Ecuador Guillermo Lasso ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo socon doonta muddo 60 maalmood ah, taasoo jawaab u ah dilkii caasimadda Quito loogu geystay Fernando Villavicencio oo ahaa murashax madaxweynanimo.<\/p>\n<p>Musharaxa Villavicencio oo ah 59 jir waxa uu ahaa nin si \u00a0aad ah u dhaleeceeyay musuqmaasuqa iyo dambiyada abaabulan waxaana \u00a0la dilay maalinimadii shalay xilli ay socdeen xaflado loo sameeyay ololahiisa.<\/p>\n<p>&#8220;Ciidanka qalabka sida ayaa hadda la howlgaliyay si loo dammaanad qaado amniga muwaadiniinta, xasilloonida dalka iyo doorashooyinka soo socda oo la filayo in ay dhacdo 20-ka Agoosto,&#8221; sidaasi waxaa yiri madaxweyne Lasso.<\/p>\n<p>Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in Rabshadahaas ay ku dhaawacmeen sagaal qof oo kale oo ay ku jiraan musharax u tartamayey golaha sharci dejinta iyo laba askari oo boolis ah.<\/p>\n<p>\u201cAad ayaan uga careysannahay oo aan uga naxay dilkii loo geystay musharax madaxweyne Fernando Villavicencio. Waxaanna tacsi u dirayaa xaaskiisa iyo gabdhihiisa,\u201d Lasso ayaa sidaa yiri.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Ecuador Guillermo Lasso ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo socon doonta muddo 60 maalmood ah, taasoo jawaab u ah dilkii caasimadda Quito loogu geystay Fernando Villavicencio oo ahaa murashax madaxweynanimo. Musharaxa Villavicencio oo ah 59 jir waxa uu ahaa nin si \u00a0aad ah u dhaleeceeyay musuqmaasuqa iyo dambiyada abaabulan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":494275,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494272","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494272","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494272"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494272\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494274,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494272\/revisions\/494274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494275"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494272"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494272"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494272"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}