{"id":494257,"date":"2023-08-10T12:02:01","date_gmt":"2023-08-10T09:02:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494257"},"modified":"2023-08-10T12:02:01","modified_gmt":"2023-08-10T09:02:01","slug":"xubin-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-ku-sugan-baxdo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubin-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-ku-sugan-baxdo\/","title":{"rendered":"Xubin ka tirsanaa Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka ku sugan Baxdo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Cabdi Cabdillaahi oo ahaa xubin ka tirsan kooxda Khawaarijta ayaa isu soo dhiibay Ciidanka Qaranka ee ku sugan Gobolka Mudug gaar ahaa Magaalada Baxdo,<\/p>\n<p>Dhagar qabahan ayaa kooxda Khawaarijta u qaabilsanaa dhanka Caafimaadka gaar ahaan daawaynta dhaawacyada soo gaara horjoogayaasha kooxda Khawaarijta.<\/p>\n<p>Kooxaha Khawaarijta oo la kulmaya Jab xooggan maalmihii u dambeeyey ayaa bilaabay in ay kala firxadaan iyadoo maalmahan ay isa soo dhiibeen tiradii ugu badnad ee khawaarij ah kuwaas oo isugu jiray horjoogayaal iyo Maleeshiyaad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Cabdi Cabdillaahi oo ahaa xubin ka tirsan kooxda Khawaarijta ayaa isu soo dhiibay Ciidanka Qaranka ee ku sugan Gobolka Mudug gaar ahaa Magaalada Baxdo, Dhagar qabahan ayaa kooxda Khawaarijta u qaabilsanaa dhanka Caafimaadka gaar ahaan daawaynta dhaawacyada soo gaara horjoogayaasha kooxda Khawaarijta. Kooxaha Khawaarijta oo la kulmaya Jab xooggan maalmihii u dambeeyey ayaa bilaabay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":494260,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494257","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494257","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494257"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494257\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494261,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494257\/revisions\/494261"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494257"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494257"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494257"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}