{"id":494113,"date":"2023-08-09T10:11:57","date_gmt":"2023-08-09T07:11:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494113"},"modified":"2023-08-09T11:13:21","modified_gmt":"2023-08-09T08:13:21","slug":"warbixinta-toddobaadlaha-ee-dowladda-federaalka-soomaaliya-10","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/warbixinta-toddobaadlaha-ee-dowladda-federaalka-soomaaliya-10\/","title":{"rendered":"Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaarey\u00a0 magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug, iyadoo degaannadaasi ay ka socdaan bilowga dhameystirka wejiga 1aad ee hawlgalada milateri ee lagu ciribtirayo Khawaarijta Al Shabab.<\/p>\n<p>2-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga arrinsanayey dhammeystirka qorshaha xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada Khawaarijta Al Shabaab.<\/p>\n<p>3-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay wafdi ka socday Boqortooyada Sacuudiga, kuwaas oo soo gaarsiiyay dhambaal ay ka sideen Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis.<\/p>\n<p>4-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo la qaatay odayaasha dhaqanka Galmudug, kalana hadlay sidii ay door muhiim ah uga qaadan lahaayeen dagaalka lagaga xoreynayo Khawaarijta Al Shabaab deegaannada ay kaga harsan yihiin Galmudug.<\/p>\n<p>5-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>6-Ra\u2019iisul Wasaare Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Britain u fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis, waxaana kulankooda ay ka wada hadleen sii xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal.<\/p>\n<p>7-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay La Taliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Mudane Xamse Warfaa oo soo gaaray dalka.<\/p>\n<p>8-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabad ay wasaaradda Waxbarashada ku soo bandhigaysay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee sannad dugsiyeedka 2022\/2023.<\/p>\n<p>9- Golaha Wasiirrada oo si aqlabiyad ah u ansixiyey Hindise Sharciyeedka Shaqada Soomaaliya.<\/p>\n<p>10-Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay falkii wuxuushnimada ahaa oo rag hubeysan ay ku laayeen carruur ku nooleyd Galguduud.<\/p>\n<p>11-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibadoodooda caalamiga ayaa hawlgal lagu dilay 45 Khawaarita Al Shabab ah oo horjoogeyaal ay ku jiraan ka fuliyay degaanka Qoob Yaxaaas oo ku dhow Degmada Buule-Burde ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>12-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibbadooda caalamiga ayaa degaanka Mukayle ee Degmada Buula Burte ee Hiiraan ku burburiyay 4 gaadiid oo qaraxyo ay ku diyaariyeen Khawaarijta, halkaasina lagu laayay dhammaan kooxihii falkaasi faraha kula jiray.<\/p>\n<p>13-Wasaaradda Amniga Qaranka oo Muqdisho ku qabatey kulan wacyigelin ah oo ku saabsan dagaalka dalka looga ciribtirayo argagixisada Khawaarijta Al Shabab.<\/p>\n<p>14-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac oo saxaafadda la hadley ayaa sheegay in Hay\u2019adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ay gacanta ku soo dhigtay 10 sarkaal oo basaasiin u ahaa Khawaarijta,kuwaas oo ku dhex jiray hay\u2019adaha amniga.<\/p>\n<p>15-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Qaranka ee Danab oo muddo tababar ku qaadanayay Dugsiga Ciidamada ee Balli-doogle.<\/p>\n<p>16-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ku baaqay in laga waantoobo garab istaagga Khawaarijta iyo dacaayadahooda.<\/p>\n<p>17- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa ka hadlay dhacdooyin dhulka la xariira oo maalmihii la soo dhaafay ka taagnaa caasimadda.<\/p>\n<p>18-Hanti-Dhowraha Guud ee qaranka Mudane, Axmed Ciise Guutaale ayaa shir jaraa\u2019id uu ku qabtay magaalada Muqdisho, uga hadlay warbixin sanadeedka hantidhawrka ee baarista hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n<p>19- Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga XFS oo kulan la qaatay Danjiraha\u00a0 China u fadhiya Soomaaliya oo ay ka wadahadleen iskaashiga labada dal.<\/p>\n<p>20-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo la kulmay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Somalia Fea Shengchao oo ay ka wadahadleen arrimaha gargaarka iyo ka hortagga masiibooyinka.<\/p>\n<p>21-Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Dowlad Goboleedka Jubbaland oo tababar ku saabsan doorka gabdhaha ee maamulka hay\u2019adaha warbaahinta Kismaayo ugu qabatay 30 gabdhood oo saxafiyiin ah.<\/p>\n<p>22-Wasaaradaha Qorshaynta iyo Waxbarashada oo ka wada shaqaynaya horumarinta qorshaha waxbarasho ee dalka<\/p>\n<p>23-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa kulan kula qaatay Danjiraha Jaamacadda Carabta ee Arrimaha Soomaaliya Saalax Axmed Junaydi .<\/p>\n<p>24-Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa wali wadda dhageysiga dacwad loo heysto saraakiil ka tirsan hay\u2019adaha dowladda oo ku eedaysan musuq maasuq.<\/p>\n<p>25-Maamulka Degmada Ceel Buur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay inay u diyaarsan yihiin xoraynta degmadaas oo Khawaarijtu muddo haysatay.\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-494123 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax8.jpg\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax8.jpg 1131w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax8-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax8-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax8-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax8-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax8-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-494122 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax0.jpg\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax0.jpg 1131w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax0-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax0-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax0-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax0-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax0-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-494121 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax78.jpg\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax78.jpg 1131w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax78-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax78-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax78-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax78-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax78-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-494119 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax22.jpg\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax22.jpg 1131w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax22-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax22-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax22-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax22-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax22-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-494124 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax7.jpg\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax7.jpg 1131w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax7-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax7-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax7-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax7-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/wax7-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaarey\u00a0 magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug, iyadoo degaannadaasi ay ka socdaan bilowga dhameystirka wejiga 1aad ee hawlgalada milateri ee lagu ciribtirayo Khawaarijta Al Shabab. 2-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga arrinsanayey dhammeystirka qorshaha xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":492224,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494113","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494113"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494130,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494113\/revisions\/494130"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492224"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}