{"id":494091,"date":"2023-08-09T08:16:42","date_gmt":"2023-08-09T05:16:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=494091"},"modified":"2023-08-09T08:17:28","modified_gmt":"2023-08-09T05:17:28","slug":"wasiirka-wasaaradda-gadiidka-oo-shahaado-sharaf-guddoonsiisay-agaasimaha-hayada-icao","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-wasaaradda-gadiidka-oo-shahaado-sharaf-guddoonsiisay-agaasimaha-hayada-icao\/","title":{"rendered":"Wasiirka Wasaaradda Gadiidka oo Shahaado Sharaf Guddoonsiisay Agaasimaha Hay&#8217;ada (ICAO)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho \u2013(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya, Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa shahaado sharaf guddoonsiisay Agaasimaha Hay&#8217;ada (ICAO) , Jorge Vargas.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ku tilmaantay Guul Soomaaliya u soo hoyatay howsha Agaasimaha horumarinta Hay\u2019adda Duulista Adduunka ee ICAO, isaga oo boggaadiyay dedaallada wax ku-oolka ah ee Duulista Rayidka.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Duulista Rayidka oo dhammeystirtay sharciyada caalamiga ah iyo shuruucda kale maamulka Duulista Rayidka,taas oo ka dhigan guul weyn oo u soo hoyatay xiriirka iskaashi ee u dhaxeeya ICAO iyo Soomaaliya, sida uu sheegay Agaasimaha Horumarinta iyo Hirgelinta ee Hay\u2019adda Duulista Adduunka ee ICAO , Jorge Vargas.<\/p>\n<p>Toddobaadkii hore , Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal, Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka , Axmed Macallin Xasan iyo xubno kale oo ka socda HDR, ayaa socdaal shaqo ku tagay caasimadda Dalka Georgia ee Tblisi , halkaas oo kulan saddex-geesood ah ay kula yeesheen ICAO Iyo IOS Parner, kaaso lagu soo gabagabeeyay mashruuca guddiga hagidda SOM18801, iyadoo lagu boggaadiyay\u00a0 kulanka intaa uu socday iskaashiga ICAO iyo in si- guul ah sare loogu qaaday hawada Soomaaliya,casriyaynta maamulka hawada, iyo nidaamka ilaalinta badbaadada oo wax ku ool ah.<\/p>\n<p>\u201cTan iyo markii la asaasay heshiiskii Is-afgaradka (MoU) ee Dawladda\u00a0 Soomaaliya iyo ICAO sanadkii 2013-kii, ICAO waxa ay ku hawlaneyd mashaariic horumarineed oo lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha iyo nidaamka duulista rayidka ah ee Soomaaliya.\u201d ayuu yiri Jorge Vargas oo intaa ku daray \u201cICAO waxay uga mahadcelinaysaa Soomaaliya dadaalkeeda, waxayna rajaynaysaa ka qayb qaadashada howlaha mustaqbalka si kor loogu qaado nidaamka Duulista.\u201d<\/p>\n<p>Gabagabada, kulankaa Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa shahaado sharaf ku guddoonsiisay maareeyaha Xafiiska Horumarinta iyo Hirgelinta ICAO, Mudane , Jorge Vargas.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-494093 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365166787_244307788561232_1261335448934251112_n-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365166787_244307788561232_1261335448934251112_n-1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365166787_244307788561232_1261335448934251112_n-1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-494092 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365186260_1468006314039520_4245756979055562323_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365186260_1468006314039520_4245756979055562323_n.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/365186260_1468006314039520_4245756979055562323_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho \u2013(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya, Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa shahaado sharaf guddoonsiisay Agaasimaha Hay&#8217;ada (ICAO) , Jorge Vargas. Wasiirka ayaa ku tilmaantay Guul Soomaaliya u soo hoyatay howsha Agaasimaha horumarinta Hay\u2019adda Duulista Adduunka ee ICAO, isaga oo boggaadiyay dedaallada wax ku-oolka ah ee Duulista Rayidka. Hay\u2019adda Duulista Rayidka oo dhammeystirtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":494092,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-494091","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494091","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=494091"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":494096,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/494091\/revisions\/494096"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/494092"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=494091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=494091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=494091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}