{"id":493793,"date":"2023-08-05T20:04:50","date_gmt":"2023-08-05T17:04:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493793"},"modified":"2023-08-05T20:04:50","modified_gmt":"2023-08-05T17:04:50","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-gaaray-magaalada-dhuusamareeb-oo-uu-si-ku-meel-gaar-ah-ugu-shaqeynayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-gaaray-magaalada-dhuusamareeb-oo-uu-si-ku-meel-gaar-ah-ugu-shaqeynayo\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Dhuusamareeb oo uu si ku meel gaar ah ugu shaqeynayo"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad-goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweyanaha ayaa waxaa sii diirran ugu soo dhaweeyey Dhuusamareeb Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Kuxigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid, Guddoonka iyo XIldhibaannada Golaha Wakiillada Galmudug, iyadoo qorshaha Madaxweynuhu uu yahay in uu halkaas ugu shaqeeyo si kumeel-gaarka ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Safarka Madaxweynaha ayaa ku saleysan dhammeystirka dagaalka looga xoreynayo khawaarijta Al shabaab deegaannada Galmudug, iyadoo uu xoogga saari doona kormeerka furumaha dagaalka, abaabulka bulshada iyo dhiiragelinta ciidamada naftooda u huraya xoreynta Qaranka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku bogaadiyey bulshada iyo maamulka Galmudug sida ay ugu midoobeen garab istaagga ciidamada naftood hureyaasha ah ee u istaagay cirib-tirka Khawaarijta, waxa uuna sheegay in la joogo wakhtigii laga miro-dhalin lahaa halganka xoreynta ee ka socda deegaannada Galmudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-493794\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-1-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-493795\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-2.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-493796\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"761\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-3.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-3-300x211.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-3-1024x722.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-3-768x541.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-3-860x606.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-493797\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-4.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-4-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-4-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-4-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-4-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-493798\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-5.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-5.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-5-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-5-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-5-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-5-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-5-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-5-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-493799\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-6.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-6.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-6-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-6-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-6-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-6-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/socdaalka-Maddaxweyne-ee-Dhuusamareeb-6-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad-goboleedka Galmudug. Madaxweyanaha ayaa waxaa sii diirran ugu soo dhaweeyey Dhuusamareeb Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Kuxigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid, Guddoonka iyo XIldhibaannada Golaha Wakiillada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":493797,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[994],"class_list":{"0":"post-493793","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-gaaray-magaalada-dhuusamareeb-oo-uu-si-ku-meel-gaar-ah-ugu-shaqeynayo"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493793","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493793"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493793\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493800,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493793\/revisions\/493800"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493797"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493793"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493793"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493793"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}