{"id":493726,"date":"2023-08-05T11:14:28","date_gmt":"2023-08-05T08:14:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493726"},"modified":"2023-08-05T12:08:38","modified_gmt":"2023-08-05T09:08:38","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-xariga-ka-jaray-kaydka-bangiga-dhiigaa-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-xariga-ka-jaray-kaydka-bangiga-dhiigaa-qaranka\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse oo xarigga ka jaray kaydka Bangiga Dhiigaa Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay xoogga saareyso horumarinta iyo soo-nooleynta adeegyadii bulshada oo ay ugu horreeyaan Caafimaadka iyo Waxbarashada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha ayaa ku ammaanay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada hirgelinta xaruntani oo ka tarjumeysa xaqiijinta yool muhiim ah, maadaama uu dalkeennu kamid yahay waddamada ay ka dhacaan musiibooyinka, taas oo lagama maarmaan ka dhigeysa in la helo xarun keydisa dhiigga.<\/p>\n<p>Bangiga Dhiigga Qaranka oo la aas-aasay sannadkii 1976 dii ayaanan hawlgelin muddo ku dhow soddon sanno, waxaana dib-u-howlgelintiisu ay buuxin doontaa baahi weyn oo ay dadka Soomaaliyeed u qabeen in ay helaan keyd loogu hagaago dhiigga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-493733 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691222769646.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691222769646.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691222769646-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691222769646-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691222769646-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691222769646-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-493741 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691222840032.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691222840032.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691222840032-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-493743 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691222842319.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691222842319.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/FB_IMG_1691222842319-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed. Ra&#8217;iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay xoogga saareyso horumarinta iyo soo-nooleynta adeegyadii bulshada oo ay ugu horreeyaan Caafimaadka iyo Waxbarashada. &nbsp; Ra&#8217;iisul Wasaaraha ayaa ku ammaanay Wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":493762,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493726","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493726","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493726"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493726\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493763,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493726\/revisions\/493763"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493762"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}