{"id":493700,"date":"2023-08-04T14:07:25","date_gmt":"2023-08-04T11:07:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493700"},"modified":"2023-08-04T14:14:16","modified_gmt":"2023-08-04T11:14:16","slug":"laba-khawaarij-ah-oo-ku-dhintay-dhagar-ay-maleegayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/laba-khawaarij-ah-oo-ku-dhintay-dhagar-ay-maleegayeen\/","title":{"rendered":"Laba khawaarij ah oo ku dhintay dhagar ay maleegayeen"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose,gaar ahaan inta u dhaxeysa Nambar 50 iyo Lanta-buuro ayaa sheegay in Xalay saqdii dhexe ay halkaasi ku dhinteen 2 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Afhayeenka ATMIS ayaa soo sheegay in labadaasi ruux ee dhitay uu ku qarxay bam.xilli ay doonaayeen in ay miino ku aasaan wadada isku xirta deegaanada u dhaxeeya lambar 50 iyo laanta Buuro.<\/p>\n<p>Raggaan ayaa ahaa kuwo maleegayey qarax bam oo ay ku aasaan ama galiyaan wadada,waxaana Wararku \u00a0intaa ku daray \u00a0in burburka meydadkii labadaasi ruux uu gaaray masaafo dhan 50 mitir oo ballac ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose,gaar ahaan inta u dhaxeysa Nambar 50 iyo Lanta-buuro ayaa sheegay in Xalay saqdii dhexe ay halkaasi ku dhinteen 2 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab. Afhayeenka ATMIS ayaa soo sheegay in labadaasi ruux ee dhitay uu ku qarxay bam.xilli ay doonaayeen in ay miino ku aasaan wadada isku xirta deegaanada u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":493701,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493700","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493700"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493704,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493700\/revisions\/493704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}