{"id":493694,"date":"2023-08-04T12:12:48","date_gmt":"2023-08-04T09:12:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493694"},"modified":"2023-08-04T12:14:50","modified_gmt":"2023-08-04T09:14:50","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-ku-baaqay-in-laga-waantoobo-garab-istaagga-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-ku-baaqay-in-laga-waantoobo-garab-istaagga-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga XFS\u00a0 oo ku baaqay in laga waantoobo garab istaagga khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa farriin adag u diray dadka Xumaan wadayaasha ah ee doonaya in ay afkooda ugu adeega kooxaha Khawaarijta ee nabad-diidka ah.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa hadaladaa jeediyay xilli uu la kulmay ciidamo ka tirsan xoogga,qwuxuuna xusay in ay jiraan dad raba in la damiyo iftiinka dowladnimo ee \u00a0u bidhaamay shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa soo jeediyay in la beegsado kooxaha u adeegaya khawaarijta ,isla markaana gacan bir ah lagu qabto cid kasta oo lagu caddeeyo in ay u shaqqeyaan khawaarijta.<\/p>\n<p>Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur \u00a0oo la dardaarmay ciidamada xoogga ee uu la hadlay ayaa xasuusiyay in ay leeyoihiin hal cadow,loona baahan yahay in ay hal il ku arkaan kooxaha nabad-diidka ah.<\/p>\n<p>Wasiirku,waxa uu ku baaqay in si wadajir ah looga shaqeeyo midnimada Soomaaliya ,isla markaana laga qeybqaato dagaalanka ka djanka ah khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa farriin adag u diray dadka Xumaan wadayaasha ah ee doonaya in ay afkooda ugu adeega kooxaha Khawaarijta ee nabad-diidka ah. Wasiirka ayaa hadaladaa jeediyay xilli uu la kulmay ciidamo ka tirsan xoogga,qwuxuuna xusay in ay jiraan dad raba in la damiyo iftiinka dowladnimo ee \u00a0u bidhaamay shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":493695,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493694","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493694","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493694"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493694\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493698,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493694\/revisions\/493698"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493695"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493694"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493694"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493694"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}