{"id":493590,"date":"2023-08-03T14:12:53","date_gmt":"2023-08-03T11:12:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493590"},"modified":"2023-08-03T14:12:53","modified_gmt":"2023-08-03T11:12:53","slug":"shiikh-maxamed-xasan-caadle-waxaan-wacyi-galinta-ka-soo-sameeyay-deegaannadii-khawaarijta-laga-xoreeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shiikh-maxamed-xasan-caadle-waxaan-wacyi-galinta-ka-soo-sameeyay-deegaannadii-khawaarijta-laga-xoreeyay\/","title":{"rendered":"Shiikh Maxamed Xasan Caadle:-&#8220;Waxaan wacyi-galinta\u00a0ka soo sameeyay deegaannadii Khawaarijta laga xoreeyay&#8221;."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Shiikh Maxamed Xasan Caadle oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ee wacyi galinta\u00a0 ka soo sameeyay deegaannada Khawaarijta laga xoreeyay ayaa ka warbixiyay mar u la hadlayay Barnaamijka Kacdoon shacab oo ka baxa Telefishinka qaranka qaybtiisa Daljir Tuulooyinka iyo degmooyinka uu safarka ku tagay oo ay ka waddeen waci galin ku aadan sidii looga badbadin lahaa carruurta iyo dhallinyarada fikiradaha gurcan ee Khawaajita ay ku shubeen dhagahooda iyo\u00a0 sidoo kaalin mugleh looga qaadan laha hirgalinta\u00a0 goobihii ay horay u baabi&#8217;iyeen ee waxbarashada,dugsiyada Qur&#8217;anka,Isbitaalada,Saldhigaydii ciidanka Booliiska,xaruumah degmooyinka iyo goobah daryeelka Caafimaada IWM.<\/p>\n<p>&#8221;Isbadalka ku dhacay magaalooyinka aan tagay waxaa ka mid ah in ay dadka shacabka ay ka qaxeen markii hore qaarna ay hawdka kala galeen xiligi ay joogeen\u00a0 Khawaarijta Al-shabaab,hadda se shacabkii waay ku soo guuryo noqdeen meelaha laga xoreyay oo way cabirmeen,marka aad tagto goobahaas waxaa ku soo dhawaynaya shacabkii ku soo noqday markii ay dowladda gacanteeda ku soo laabteen deegaannaddoodi ay ka barkaceen,dadka waxay u baahan yihiin in wacyi galin sax la siiyo oo lagu dhiirigaliyo in ay la shaqeyaan dowladda iyo maamulka.&#8221;<\/p>\n<p>Halkaan Hoose ka Daawo Shiikh Maxamed Xasan Caadle oo ka sheekaynaya wixii u kala soo kulmay dadka ku nool Deegaannadda laga fara maroojiyay Khawaarijta Al-shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div style=\"width: 1170px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-493590-1\" width=\"1170\" height=\"658\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/362690781_846075229827176_5360588322202808227_n.mp4?_=1\" \/><a href=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/362690781_846075229827176_5360588322202808227_n.mp4\">https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/362690781_846075229827176_5360588322202808227_n.mp4<\/a><\/video><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Shiikh Maxamed Xasan Caadle oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ee wacyi galinta\u00a0 ka soo sameeyay deegaannada Khawaarijta laga xoreeyay ayaa ka warbixiyay mar u la hadlayay Barnaamijka Kacdoon shacab oo ka baxa Telefishinka qaranka qaybtiisa Daljir Tuulooyinka iyo degmooyinka uu safarka ku tagay oo ay ka waddeen waci galin ku aadan sidii looga badbadin lahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":493620,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493590","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493590","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493590"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493622,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493590\/revisions\/493622"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493620"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}