{"id":493542,"date":"2023-08-02T16:56:15","date_gmt":"2023-08-02T13:56:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493542"},"modified":"2023-08-02T16:56:15","modified_gmt":"2023-08-02T13:56:15","slug":"wasaaradaha-qorshaynta-iyo-waxbarashada-oo-ka-wada-shaqaynaya-horumarinta-qorshaha-waxbarasho-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradaha-qorshaynta-iyo-waxbarashada-oo-ka-wada-shaqaynaya-horumarinta-qorshaha-waxbarasho-ee-dalka\/","title":{"rendered":"Wasaaradaha Qorshaynta iyo waxbarashada oo ka wada shaqaynaya horumarinta qorshaha waxbarasho ee dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sh. Faarax (Beenebeene) ayaa kulan miro dhal ah la qaatay wasiirka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo maanta booqasho ku tagay xarunta wasaaradda.<\/p>\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Kulanka labada wasiir ayaa waxa uu ku saabsanaa sidii talooyinka wasaaradda waxbarashada loogu biirin lahaa qorshaha horumarinta Qaranka (NDP),\u00a0 gaar ahaan horumarka laga sameeyay dhinaca waxbarashada, waxaana labada mas\u2019uul hoosta ka wada xariiqeen sidii loo mideyn lahaa dadaallada, iyadoo loo marayo hannaanka cusub ee deeqaha (Aid Architecture).<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sh. Faarax (Beenebeene) ayaa kulan miro dhal ah la qaatay wasiirka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo maanta booqasho ku tagay xarunta wasaaradda. Kulanka labada wasiir ayaa waxa uu ku saabsanaa sidii talooyinka wasaaradda waxbarashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":493543,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493542","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493542"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493544,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493542\/revisions\/493544"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493543"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}