{"id":493534,"date":"2023-08-02T15:39:57","date_gmt":"2023-08-02T12:39:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493534"},"modified":"2023-08-02T15:40:56","modified_gmt":"2023-08-02T12:40:56","slug":"wasiirka-difaaca-xfs-iyo-ku-xigeenkiisa-oo-maanta-hor-tagay-guddiga-difaaca-qaranka-ee-aqalka-sare-bfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-difaaca-xfs-iyo-ku-xigeenkiisa-oo-maanta-hor-tagay-guddiga-difaaca-qaranka-ee-aqalka-sare-bfs\/","title":{"rendered":"Wasiirka difaaca XFS iyo ku xigeenkiisa oo maanta hor tagay guddiga difaaca Qaranka ee Aqalka sare BFS"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee BJFS oo gudanaya waajibaadka ka saaran kor joogtaynta iyo la xisaabtanka Hay\u2019adaha Dowladda ayaa maanta u yeeray Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS , Cabdulqaadir \u00a0Maxamed Nuur iyo Cabdifitaax Qaasim, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda difaaca si ay su&#8217;aalo uga weydiiyaan howlaha Wasaaradda.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Gaashaandhigga wax laga waydiiyay warbixin guud oo ku saabsan howlaha Wasaaradda, halka ay marayaan howlgallada Dalka looga xoreynayo argagixisada, guulaha laga gaaray wejigii koowaad, qalabka iyo tababarrada Ciimadamada, weerarkii kulliyadda Jaalle Siyaad iyo su&#8217;aalo kale, taas oo Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenku ay si faahfaahsan xubnaha Guddiga ugu war bixiyeen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare Senator, Aadam Cabdinaasir oo kulanka shir guddoominayay ayaa mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda uga mahad celiyay sida hufan ee ay warbixinta uga siiyeen howlaha Wasaaradda iyo su&#8217;aalihii kalaba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee BJFS oo gudanaya waajibaadka ka saaran kor joogtaynta iyo la xisaabtanka Hay\u2019adaha Dowladda ayaa maanta u yeeray Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS , Cabdulqaadir \u00a0Maxamed Nuur iyo Cabdifitaax Qaasim, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda difaaca si ay su&#8217;aalo uga weydiiyaan howlaha Wasaaradda. Mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Gaashaandhigga wax laga waydiiyay warbixin guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":493537,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493534","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493534","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493534"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493534\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493539,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493534\/revisions\/493539"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493534"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493534"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493534"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}