{"id":493531,"date":"2023-08-02T15:27:19","date_gmt":"2023-08-02T12:27:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493531"},"modified":"2023-08-02T15:27:19","modified_gmt":"2023-08-02T12:27:19","slug":"aqalka-sare-ee-bfs-oo-ansixiyay-guddiyada-joogtada-ah-ee-golaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/aqalka-sare-ee-bfs-oo-ansixiyay-guddiyada-joogtada-ah-ee-golaha\/","title":{"rendered":"Aqalka sare ee BFS oo ansixiyay guddiyada joogtada ah ee golaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Mudanayaasha golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay guddiyada joogtada ah ee golaha oo isku shaan-dheyn lagu sameeyay.<\/p>\n<p>Kal fadhiga labaad, kulankiisa saddexaad Aqalka sare ee BFJS ayaa waxaa guddoominayay , guddoomiyaha golaha Aqalka sare Sen; Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyadoo ay goob joog ahaayeen labadiisa ku xigeen.<\/p>\n<p>Dood dheer ka dib, waxaa isku shaandhaynta guddiyada joogtada ah ee golaha Aqalka sare ku dhowaaqay xoghayha guud ee golaha Aqalka sare BFS, Cabdinaasir Ibraahim.<\/p>\n<p>Guddiga xeer hoosaadka anshaxa, xasaanadda iyo daryeelka Sanatarrada<\/p>\n<p>1-Sen; Cabdi wali Maxamed Ibraahim (Xaabsade) guddoomiye<\/p>\n<p>2-Saen; Duniyo Maxamed Cali\u00a0 -Guddoomiye ku xigeen<\/p>\n<p>3-Sen; Bilaal Idiris Cabdullaahi \u2013Xog haye<\/p>\n<p>4-Maxamed Cali Yuusuf \u00a0(Gaagaab) Xubin<\/p>\n<p>5-Xasan Ibraahim Yaroow- Xubin<\/p>\n<p>6-Iftiin Xasan Iimaan-Xubin<\/p>\n<p>Gudiga garsoorka, arrimaha diinta awqaafta, xuquuqul insaanka haweenka iyo carruurta<\/p>\n<p>1-Sen; Naciima Xasan Xaaji Maxamuud\u2013Guddoomiye<\/p>\n<p>2-Sen; Leyla Nuur Maax- Guddoomiye ku xigeen<\/p>\n<p>3-Sen; Cali Maxamuud Gacal \u2013Xog haye<\/p>\n<p>4-Sen; Cabdi Ismaaciil Samatar-xubin<\/p>\n<p>5-Sen; Farxaan Cali Maxamuud -xubin<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Mudanayaasha golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay guddiyada joogtada ah ee golaha oo isku shaan-dheyn lagu sameeyay. Kal fadhiga labaad, kulankiisa saddexaad Aqalka sare ee BFJS ayaa waxaa guddoominayay , guddoomiyaha golaha Aqalka sare Sen; Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyadoo ay goob joog ahaayeen labadiisa ku xigeen. Dood dheer ka dib, waxaa isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":493532,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493531","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493531","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493531"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493533,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493531\/revisions\/493533"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493532"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}