{"id":493521,"date":"2023-08-02T14:36:19","date_gmt":"2023-08-02T11:36:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493521"},"modified":"2023-08-02T14:41:14","modified_gmt":"2023-08-02T11:41:14","slug":"ciidanka-kenya-oo-dilay-60-ka-tirsan-khawaarijta-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-kenya-oo-dilay-60-ka-tirsan-khawaarijta-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka Kenya oo dilay 60 ka tirsan khawaarijta Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Kenya ayaa deegaanka u dhaxeeya Lamu iyo Tana \u00a0River ku dilay In ka badan 60 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, sida uu sheegay sarkaal lagu magacaabo Kithure Kindiki.<\/p>\n<p>Howlgalkaan oo dhacay maalinimadii shalay ayaa yimid,kadib markii kooxaha argagixisada ay weerareen afar bas oo ay saarnaayeen in ka badan 200 oo rakaab ah.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in laba qof ay ku dhinteen rasaastaasi, toban qof oo kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo ,kadib markii ciidamada Kenya ay ku baxeen shilkaasi.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Kenya ayaa sheegtay in ay wadaan baaritaanno iyo howlgallo ka socda kaynta Boni,kadib markii \u00a0kooxahaasi lagu jabiyay \u00a0dagaalka,isla markaa ay ku carareen dhulka howdka ah<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Kenya ayaa deegaanka u dhaxeeya Lamu iyo Tana \u00a0River ku dilay In ka badan 60 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, sida uu sheegay sarkaal lagu magacaabo Kithure Kindiki. Howlgalkaan oo dhacay maalinimadii shalay ayaa yimid,kadib markii kooxaha argagixisada ay weerareen afar bas oo ay saarnaayeen in ka badan 200 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":493525,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493521","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493521","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493521"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493530,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493521\/revisions\/493530"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}