{"id":493508,"date":"2023-08-02T12:17:05","date_gmt":"2023-08-02T09:17:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493508"},"modified":"2023-08-02T12:17:05","modified_gmt":"2023-08-02T09:17:05","slug":"wasiirrada-isgaarsiinta-iyo-arrimaha-gudaha-ee-xfs-oo-ka-wada-hadlay-doorka-shaqo-ee-ay-wadaagaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirrada-isgaarsiinta-iyo-arrimaha-gudaha-ee-xfs-oo-ka-wada-hadlay-doorka-shaqo-ee-ay-wadaagaan\/","title":{"rendered":"Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Arrimaha Gudaha ee XFS oo ka wada hadlay doorka shaqo ee ay wadaagaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda XFS, Jaamac \u00a0Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka oo ay wehliyeen Maareeyaha iyo Maareeye-kuxigeenka Hay\u2019adda Diiwaangelinta iyo \u00a0Aqoonsiga Dadweynaha.<\/p>\n<p>Labada Wasiir ayaa waxay ka wada hadleen doorka shaqo ee ay wadaagaan iyo sida ay iskaga kaashan lahaayeen hawlaha Xukuumadda Dan Qaran u leh hortebinta iyo qaybaha ay u xilsaaran yihiin in ay iska kaashadaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda XFS, ayaa sheegay in waxyaabaha la iska kaashanayo oo dadweynaha loogu adeegayo ay ka mid yihiin in bulshada lagu gaarsiiyo adeegga aqoonsiga sida ugu sahlan, iyadoo la daboolayo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba.<\/p>\n<p>\u201cAdeegga Aqoonsiga dadweynaha hirgelintiisa iyo horumarintiisa waxaa tiir u ah isgaarsiinta, iyadoo sidoo kale sugidda amniga isgaarsiinta uu aqoonsigu lafdhabar u yahay\u201d.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-493512 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-493511 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door1-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door1-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-493510 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door2.jpg\" alt=\"\" width=\"944\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door2.jpg 944w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door2-295x300.jpg 295w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door2-768x781.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door2-860x875.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 944px) 100vw, 944px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-493509 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door3.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/door3-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda XFS, Jaamac \u00a0Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka oo ay wehliyeen Maareeyaha iyo Maareeye-kuxigeenka Hay\u2019adda Diiwaangelinta iyo \u00a0Aqoonsiga Dadweynaha. Labada Wasiir ayaa waxay ka wada hadleen doorka shaqo ee ay wadaagaan iyo sida ay iskaga kaashan lahaayeen hawlaha Xukuumadda Dan Qaran u leh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":493512,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493508","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493508","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493508"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493508\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493513,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493508\/revisions\/493513"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493512"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493508"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493508"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493508"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}