{"id":493405,"date":"2023-08-01T10:16:44","date_gmt":"2023-08-01T07:16:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493405"},"modified":"2023-08-01T10:17:25","modified_gmt":"2023-08-01T07:17:25","slug":"ciidanka-atmis-oo-u-diyaargaroobaya-wajiga-labaad-ee-ka-bixitaanka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-atmis-oo-u-diyaargaroobaya-wajiga-labaad-ee-ka-bixitaanka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ciidanka ATMIS oo u diyaargaroobaya wajiga labaad ee ka bixitaanka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Taliyeyaasha ugu sarreeya ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo gabagabeeyay kulan socday afar maalmood oo looga hadlay \u00a0qiimeynta wajigii koowaad ee ka bixitaankii ciidanka ATMIS ee Soomaaliya iyo u diyaargarowga wajiga 2-aad oo la filayo in la soo gunaanado bisha Setembar ee soo socota.<\/p>\n<p>Kulanka oo ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgalay taliyeyaasha cutubyada shanta dal ee ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya; Kenya, Uganda, Djibouti, Ethiopia iyo Burundi,iyadoo uu shir guddoominayay taliyaha ciidamada ATMIS Lt. Gen. Sam Okiding.<\/p>\n<p>Kulankaan oo halku-dhiggiisu ahaa Xoojinta Wada-shaqeynta ciidanka ATMIS CONOPS,ayaa lagu sheegay in wejiga labaad ee ka bixitaanka Soomaaliya loo diyaariyay 3000 oo askari , halka bishii June ee la soo dhaafay dalka ay ka baxeen 2000 oo ciidan.<\/p>\n<p>Ciidamada ATMIS iyo ciidanka xoogga dalka \u00a0ayaa hadda qorsheynaya wejiga labaad ee howlgallada wadajirka ah ee ka dhanka ah Al-Shabaab ,kadib markii kooxdaasi laga xoreeyey deegaanno badan oo dhaca Hiiraan,Gaalgaduud iyo Mudug.<\/p>\n<p>Kulanka taliyeyaasha qeybaha ayaa afartii biloodba mar la qabtaa si looga hadlo howlgalada \u00a0muhiimka ah ee amniga iyo qorshaha kala guurka ee Soomaaliya .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyeyaasha ugu sarreeya ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo gabagabeeyay kulan socday afar maalmood oo looga hadlay \u00a0qiimeynta wajigii koowaad ee ka bixitaankii ciidanka ATMIS ee Soomaaliya iyo u diyaargarowga wajiga 2-aad oo la filayo in la soo gunaanado bisha Setembar ee soo socota. Kulanka oo ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":493406,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493405","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493405","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493405"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493405\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493408,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493405\/revisions\/493408"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493406"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493405"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493405"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493405"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}