{"id":493385,"date":"2023-07-31T21:28:31","date_gmt":"2023-07-31T18:28:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493385"},"modified":"2023-07-31T21:28:31","modified_gmt":"2023-07-31T18:28:31","slug":"bankiga-adduunka-oo-meel-mariyey-75-milyan-oo-lagu-kabayo-miisaaniyadda-dowladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bankiga-adduunka-oo-meel-mariyey-75-milyan-oo-lagu-kabayo-miisaaniyadda-dowladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Bankiga adduunka oo meel mariyey $75 milyan oo lagu kabayo miisaaniyadda dowladda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Washington (SONNA):\u00a0 Guddiga Sare ee Maamulka Baanka Adduunka ayaa ansixiyay deeq lacageed oo dhan $75 milyan oo loogu talagalay kab ka miisaanidda Dowladda, deeqdaas oo gaar ahaan ka timid barnaamijka horumarinta Siyaasadda Dhaqaalaha (DPO).<\/p>\n<p>Dowladda Federalka Soomaaliya waxa ay si buuxda u soo dhaweyneysaa, kana mahadcelinaysaa taageerada Miisaaniyadeed ee Bangiga Adduunka uu ugu deeqay Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Taageeradaan Maaliyadeed waxa ay imaaneysaa xiligii ugu habooneyd ee dowladdu ay guul ka gaartay dib-u-habeynta dhaqaalaha, waxa ayna sahlaysaa in si habsami leh ay u siiscodaan dadaalada aan aan ugu jirno kobcinta dhaqaalaha loo dhan yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington (SONNA):\u00a0 Guddiga Sare ee Maamulka Baanka Adduunka ayaa ansixiyay deeq lacageed oo dhan $75 milyan oo loogu talagalay kab ka miisaanidda Dowladda, deeqdaas oo gaar ahaan ka timid barnaamijka horumarinta Siyaasadda Dhaqaalaha (DPO). Dowladda Federalka Soomaaliya waxa ay si buuxda u soo dhaweyneysaa, kana mahadcelinaysaa taageerada Miisaaniyadeed ee Bangiga Adduunka uu ugu deeqay Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":493388,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493385","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493385","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493385"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493385\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493389,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493385\/revisions\/493389"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493385"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493385"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493385"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}