{"id":493340,"date":"2023-07-31T11:44:19","date_gmt":"2023-07-31T08:44:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493340"},"modified":"2023-07-31T12:22:16","modified_gmt":"2023-07-31T09:22:16","slug":"wasiir-al-cadaala-howlgalladii-ugu-dambeeyay-maalmahaan-waxay-ahaayeen-in-la-burburiyo-saanadooda-iyo-hubkooda-iyo-in-la-joojiyo-isku-socodka-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-al-cadaala-howlgalladii-ugu-dambeeyay-maalmahaan-waxay-ahaayeen-in-la-burburiyo-saanadooda-iyo-hubkooda-iyo-in-la-joojiyo-isku-socodka-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Wasiir Al-Cadaala \u201cHowlgalladii ugu dambeeyay Todobaadkaan waxay ahaayeen kuwa lagu bur-burinayay saanadda iyo hubka Khawaarijta.&#8221;"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: right;\">Muqdisho(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf &#8220;Cadaala&#8221; oo ka qeybgalayay Barnaamij dood ah oo ka baxaya Twitter Space-ka ee warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan howlgalada ka dhanka khawaarijta iyo guulaha laga gaaray.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada Qaranka ay guula waaweyn ka soo hoyeen howlgallada socda,khawaarijtan looga dila tira aad u fara badan oo isugu jira Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan khawaarijta.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiir Al-Cadaala ayaa tilmaamay in howlgaladii todobaadyadii ugu dambeysay ciidamada ay fuliyeen uu ah\u00e0a kuwa lagu bur-burinayay saanad ciidan iyo goobaha ay khawaarijtu ay ku dhuumaaleysanayeen,guulna laga gaaray oo la bur-buriyay Gaadiid iyo Maleeshiyaad fara badan oo katirsanaa khawaarijta.<\/p>\n<p>\u201cHowlgalladii ugu dambeeyay maalmahaan waxay ahaayeen in la burburiyo saanadooda iyo hubkooda iyo in la joojiyo isku socodka Khawaarijta.&#8221;ayuu yiri Wasiir Al-Cadaala<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in dowladda ay guul badan ka gaartay howlgalka wajiga koowaad,islamarakan ttodobaadyada soo socdo ay dhici doonaan howlgallo xoogga oo ka dhan ah kawaarijta,isagoo sheegay in la bur-buriyay isbaarooyin khawaarijta lacaga baad ah oo shacabka ay ku dhibateen jireen oo yiilay waddada xiriirisa muqdisho iyo Baydhabo,halkaa oo khawaarijtu ay ku dhibateen jirta dadka shacabka ee safarka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf &#8220;Cadaala&#8221; oo ka qeybgalayay Barnaamij dood ah oo ka baxaya Twitter Space-ka ee warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan howlgalada ka dhanka khawaarijta iyo guulaha laga gaaray. Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada Qaranka ay guula waaweyn ka soo hoyeen howlgallada socda,khawaarijtan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":476190,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493340","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493340","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493340"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493340\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493351,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493340\/revisions\/493351"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476190"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493340"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493340"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493340"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}