{"id":493320,"date":"2023-07-31T09:27:23","date_gmt":"2023-07-31T06:27:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493320"},"modified":"2023-07-31T09:29:40","modified_gmt":"2023-07-31T06:29:40","slug":"madaxweynaha-jubbaland-oo-la-kulmay-madaxda-bangiga-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jubbaland-oo-la-kulmay-madaxda-bangiga-adduunka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Madaxda Bangiga adduunka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa\u00a0 kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Bangiga adduunka oo uu hoggaaminayay ku xigeenka madaxa Bangiga adduunka ee Soomaaliya ahna maamulaha mashaariicda Mattias Mayr.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa lagaga hadlay dardar galinta mashaariicda kala duwan ee uu maalgaliyo Bangiga adduunka iyo bilowga Kuwa qorshayntoodu ay hada socoto ay kamid yihiin dhismaha wadooyinka, kaabayaasha shaqaalaha iyo hormarinta adeegyada kale ee bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa\u00a0 kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Bangiga adduunka oo uu hoggaaminayay ku xigeenka madaxa Bangiga adduunka ee Soomaaliya ahna maamulaha mashaariicda Mattias Mayr. Kulanka ayaa lagaga hadlay dardar galinta mashaariicda kala duwan ee uu maalgaliyo Bangiga adduunka iyo bilowga Kuwa qorshayntoodu ay hada socoto ay kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":493321,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493320","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493320","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493320"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493324,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493320\/revisions\/493324"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493321"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}