{"id":493181,"date":"2023-07-30T11:01:34","date_gmt":"2023-07-30T08:01:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493181"},"modified":"2023-07-30T11:59:28","modified_gmt":"2023-07-30T08:59:28","slug":"saraakiil-ku-eedaysan-musuq-maasuq-oo-maalintii-labaad-la-horgeeyay-maxkamadda-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/saraakiil-ku-eedaysan-musuq-maasuq-oo-maalintii-labaad-la-horgeeyay-maxkamadda-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Saraakiil ku eedaysan Musuq-maasuq oo markii labaad la horgeeyay maxkamadda G\/Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxkamada gobolka Banaadir ayaa markii labaad dhageysaneyso dacwada loo heysto sarakiil katirsan hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo ku eedeysan Musuq maasuq.<\/p>\n<p>Afartaan eedeysane oo maxkamadda Malintii labaad ay dhageysaneyso dacwadooda ayaa lagu kala magacaaba,Cabdulaahi Maxamuud Osoble, Cumar Macalim Nuur, Saabir Xasan Cabdinuur, Aadan Maxamed Cabdi oo dhamaan loo haysto xatooyo xoollo dadweyne oo lagu soo eedeyay\u00a0 Saraakiisha intii ay ka mid ahayen howlwadeenadda hay\u2019adda \u00a0socdaalka iyo Jinisayada \u00a0Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xeer ilaalinta ayaa bishaan u soo gudbisay eedeysanayaasha maxkamadda Gobolka Banaadir,waxa ayna kamid yihiin 18-eedeysano oo xafiiska xeer ilaalintu ku soo eedeyay falal la xiriira Musuq maasuq.<\/p>\n<p>Waxana horay loo dhageystay dacwada 9-kamid ah eedeysanayasha iyo 8-maqanayaal ah oo Maxkamadda ay Baafin Saartay,islamarkana la rajeynayo in mudda saddon maalin ah gudahood ay maxkamadda ku horyimadaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horay u\u00a0 sheegay in aysan marnaba aqbali doonin in la musuq maasuqo hantida ummadda ee ay dowladda mas\u2019uulka ka tahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxkamada gobolka Banaadir ayaa markii labaad dhageysaneyso dacwada loo heysto sarakiil katirsan hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo ku eedeysan Musuq maasuq. Afartaan eedeysane oo maxkamadda Malintii labaad ay dhageysaneyso dacwadooda ayaa lagu kala magacaaba,Cabdulaahi Maxamuud Osoble, Cumar Macalim Nuur, Saabir Xasan Cabdinuur, Aadan Maxamed Cabdi oo dhamaan loo haysto xatooyo xoollo dadweyne oo lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":493184,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493181","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493181","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493181"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493181\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493191,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493181\/revisions\/493191"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493184"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}