{"id":493166,"date":"2023-07-30T08:51:08","date_gmt":"2023-07-30T05:51:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493166"},"modified":"2023-07-30T08:51:08","modified_gmt":"2023-07-30T05:51:08","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-kormeeray-qaar-kamid-ah-xerooyinka-lagu-tababaro-ciidanka-xoogga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-kormeeray-qaar-kamid-ah-xerooyinka-lagu-tababaro-ciidanka-xoogga\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray qaar kamid ah Xerooyinka\u00a0lagu tababaro ciidanka xoogga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka\u00a0 ayaa\u00a0 kormeer shaqo\u00a0 ku tagay\u00a0 Xerooyinka\u00a0 General Daaud iyo Xerada tababarka Gen dhaga Badan ee Duleedka Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee Xerooyinka Ciidanka Xoogga Dalka oo ay ka\u00a0\u00a0 Socdeen Howlo shaqo oo Muhiim ah.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow ayaa Xerada General Dhaga Badan kula Hadlay Ciidamo cusub oo tababar kusoo qaatay dalka dibadiisa isagoona Ciidanka ku boorriyay inay ka feejignaadaan dhagarta cadwoga, wuxuuna ku kula dar Daarmay inay gacan adag kula dagaallamaan khawaarijta.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale Taliyaha ciidanka u sheegay in ay u diyaar garoobaan wajiga labaad ee dagaalka khawaarijta looga xoreynayo guud ahaan dalka.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230730_084720_067.sdocx--><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-493167\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/FB_IMG_1690695585177-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/FB_IMG_1690695585177-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/FB_IMG_1690695585177.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-493168\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/FB_IMG_1690695582657-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/FB_IMG_1690695582657-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/FB_IMG_1690695582657.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-493169\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/FB_IMG_1690695579881-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/FB_IMG_1690695579881-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/FB_IMG_1690695579881.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka\u00a0 ayaa\u00a0 kormeer shaqo\u00a0 ku tagay\u00a0 Xerooyinka\u00a0 General Daaud iyo Xerada tababarka Gen dhaga Badan ee Duleedka Magaalada Muqdisho Taliyaha ayaa kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee Xerooyinka Ciidanka Xoogga Dalka oo ay ka\u00a0\u00a0 Socdeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":493170,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493166","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493166","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493166"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493166\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493171,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493166\/revisions\/493171"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493166"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493166"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493166"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}