{"id":493111,"date":"2023-07-29T09:53:49","date_gmt":"2023-07-29T06:53:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493111"},"modified":"2023-07-29T09:56:20","modified_gmt":"2023-07-29T06:56:20","slug":"howlgal-lagu-bur-buriyay-gaadiid-iyo-saldhig-khawaarijtu-lahayd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgal-lagu-bur-buriyay-gaadiid-iyo-saldhig-khawaarijtu-lahayd\/","title":{"rendered":"Hawlgalo ka dhacay goboladda Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe oo khawaarijta looga dilay tiro ka badan 100"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo ka dhacay soohdinta gobolada Shabeellha Dhexe iyo Galgaduud ayaa khasaaro xoog leh loogu gaystay Khawaarijta Al-shabaab Sida uu Warbaahinta u xaqiijiyey Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla,Wasiirka ayaa sheegay in hawlgalkan Khawaarijta looga dilay 100 xubnood oo ay ku jiraan horjoogayaal Sar sare.<\/p>\n<p>Ku dhowaad 10 gaari oo ay ku jireen labo BG, gaari UD, iyo afar Cabdi bille oo ay saarnaayeen maleeshiyaad Khawaarij ah ayaa lagu bur-buriyay howlgalkan.<\/p>\n<p>Sidoo kale saldhig ay ku sugnaayeen maleeshiyaadkha Khawaarijta ah ayaa howlgal bur-burin ah lagu sameeyay waxaana halkaasi khawaarijta ku gaaray jab kale.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo ka dhacay soohdinta gobolada Shabeellha Dhexe iyo Galgaduud ayaa khasaaro xoog leh loogu gaystay Khawaarijta Al-shabaab Sida uu Warbaahinta u xaqiijiyey Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla,Wasiirka ayaa sheegay in hawlgalkan Khawaarijta looga dilay 100 xubnood oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":493112,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493111","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493111","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493111"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493111\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493114,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493111\/revisions\/493114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493112"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493111"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493111"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493111"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}