{"id":493084,"date":"2023-07-28T12:17:12","date_gmt":"2023-07-28T09:17:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493084"},"modified":"2023-07-28T14:03:54","modified_gmt":"2023-07-28T11:03:54","slug":"howlgal-qorsheysan-oo-lagu-bur-buriyay-saldhig-ay-ku-sugnaayeen-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgal-qorsheysan-oo-lagu-bur-buriyay-saldhig-ay-ku-sugnaayeen-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Howlgal qorsheysan oo lagu bur-buriyay Saldhig ay ku sugnaayeen Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ayaa maanta lagu dilay tiro badan oo khawaarij ah oo ku sugnaa sohdinta u dhaxeysa gobalada Shabeellha Dhexe iyo Gaalgaduud .<\/p>\n<p>Ku dhowaad 10 gaari oo ay ku jireen labo BG, gaari UD, iyo afar Cabdibille oo ay saarnaayeen maleeshiyaad Khawaarij ah ayaa la bur-buriyay,kadib howlgal qorsheysan oo u dhacay si kutalagal ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale saldhig ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa la burburiyay waxaana halkaasi khawaarijta ku gaaray jab kale.<\/p>\n<p>Waxaa socda tirakoob iyo uruurin ku saabsan khasaaraha gaaray kooxaha khawaarinta ee manta la beegsaday<\/p>\n<p>Goor dhow la soco faahfaahinta jabka Khawaarijta ku gaaray howlgalkaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ayaa maanta lagu dilay tiro badan oo khawaarij ah oo ku sugnaa sohdinta u dhaxeysa gobalada Shabeellha Dhexe iyo Gaalgaduud . Ku dhowaad 10 gaari oo ay ku jireen labo BG, gaari UD, iyo afar Cabdibille oo ay saarnaayeen maleeshiyaad Khawaarij ah ayaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":488302,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493084","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493084","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493084"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493084\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493091,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493084\/revisions\/493091"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}