{"id":493071,"date":"2023-07-28T09:57:05","date_gmt":"2023-07-28T06:57:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493071"},"modified":"2023-07-28T09:57:05","modified_gmt":"2023-07-28T06:57:05","slug":"madaxda-sacuudiga-oo-qoraal-la-xiriiray-gubidda-quraanka-u-diray-denmark","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-sacuudiga-oo-qoraal-la-xiriiray-gubidda-quraanka-u-diray-denmark\/","title":{"rendered":"Madaxda Sacuudiga oo qoraal la xiriiray gubidda Qur\u2019aanka u diray Denmark"},"content":{"rendered":"<p>Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa\u00a0\u00a0 Diblomaasi Danmark ah u dhiibay qoraal lagu dalbanayo in la jooojiyo falalka foosha xun ee ka hor imaanaya caqiidada diinta Islaamka, sharciyada iyo xeerarka caalamiga ah ee dunida.<\/p>\n<p>Boqortooyada oo u yeertay dibolomaasigaasi ayaa kala hadashay arrimo ku saabsan kutubka Qur\u2019aanka ee dhawaan lagu gubay magaalada Copenhagen ee Denmark.<\/p>\n<p>Hadal ay manta soo saareen wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Dalalka Khaliijka ayaa lagu \u00a0sheegtay mowqifka dalalkaasi ay ka taagan yihiin xadgudubka lagu sameeyay Qir\u2019aanka iyo sida ay lagama maarmaanka y tahay in dalalka Iskaandaneefiyanka ay u howlgalaan wax ka qabashada naceybka diimaha,gaar ahaan Islaamka.<\/p>\n<p>Cabashada boqortooyada ayaa timid ka dib markii dadka u ololeeya midigta fog ee Denmark ay todobaadkii la soo dhaafay bannaanka safaaradaha Ciraaq, Masar iyo Turkiga ay ku gubeen kitaabka barakeysan ee Islamka .<\/p>\n<p>Isniintii, laba xubnood oo ka tirsan xisbiga Patriots Danish ultra-nationalist ayaa ku tuntay nuqul ka mid ah qur&#8217;aanka kariimka ah .<\/p>\n<p>Sacuudi Carabiya ayaa todobaadkii hore DowladdaSweden kala hadashay arrimmo ku saabsaanaa joojinta gubidda kitaabka Qur\u2019aanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa\u00a0\u00a0 Diblomaasi Danmark ah u dhiibay qoraal lagu dalbanayo in la jooojiyo falalka foosha xun ee ka hor imaanaya caqiidada diinta Islaamka, sharciyada iyo xeerarka caalamiga ah ee dunida. Boqortooyada oo u yeertay dibolomaasigaasi ayaa kala hadashay arrimo ku saabsan kutubka Qur\u2019aanka ee dhawaan lagu gubay magaalada Copenhagen ee Denmark. Hadal ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":493072,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493071","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493071","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493071"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493071\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493073,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493071\/revisions\/493073"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493072"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493071"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493071"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493071"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}