{"id":493065,"date":"2023-07-28T09:44:23","date_gmt":"2023-07-28T06:44:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493065"},"modified":"2023-07-28T09:46:30","modified_gmt":"2023-07-28T06:46:30","slug":"ciidankaxoogga-oo-howlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-wada-bariga-gobolka-gaalgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidankaxoogga-oo-howlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-wada-bariga-gobolka-gaalgaduud\/","title":{"rendered":"CiidankaXoogga oo howlgal ka dhan ah khawaarijta ka wada Bariga gobolka Gaalgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga dalka ayaa saaka oo Jimco ah howlgal culus oo lagu sifeynayo kooxaha Khawaarijta ka wada Bariga gobolka Gaalgaduud,halkaasi oo lagu sheegay tiro yar oo nabad-diid ah.<\/p>\n<p>Wariyaasha Warbaahinta Qaranku aaa soo sheegaya in howlgalka oo socday saacado cadowga khasaare lagu gaarsiiyey.<\/p>\n<p>Wasiirka Difaaca XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Goordhow sheegay in howlgal sifeyn ah uu ka socdo deegaanada u dhexeeya gobolada Shabeellada dhexe iyo Galgaduud si gaar ah aagga Daaru-nimca.<\/p>\n<p>La soco faah faahinta howgalka socda<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga dalka ayaa saaka oo Jimco ah howlgal culus oo lagu sifeynayo kooxaha Khawaarijta ka wada Bariga gobolka Gaalgaduud,halkaasi oo lagu sheegay tiro yar oo nabad-diid ah. Wariyaasha Warbaahinta Qaranku aaa soo sheegaya in howlgalka oo socday saacado cadowga khasaare lagu gaarsiiyey. Wasiirka Difaaca XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Goordhow sheegay in howlgal sifeyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":493066,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493065","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493065","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493065"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493070,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493065\/revisions\/493070"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493066"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}