{"id":493004,"date":"2023-07-27T11:26:56","date_gmt":"2023-07-27T08:26:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=493004"},"modified":"2023-07-27T11:28:03","modified_gmt":"2023-07-27T08:28:03","slug":"saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-niger-oo-ku-dhawaaqay-afgambi-mileteri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-niger-oo-ku-dhawaaqay-afgambi-mileteri\/","title":{"rendered":"Saraakiil ka tirsan ciidanka Niger oo ku dhawaaqay afgambi mileteri"},"content":{"rendered":"<p>Askar ka tirsan dalka Niger ee dhaca galbeedka Afrika ayaa khudbad ay ka jeediyeen TV-ga kaga dhawaaqay inqilaab ciidan oo ay xilka kula wareegeen hoggaanka dalkaasi<\/p>\n<p>Askartaasi waxa ay sheegeen in ay laaleen dastuurkii ayna kala direen, dhammaan hay\u2019adaha dowladda, isla markaana ay xireen xuduudaha dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Niger Mohamed Bazoum ayaa waxaa gacanta ku haya ciidamada ilaalada madaxtooyada oo qabtay maalinimadii shalay oo aheyd \u00a0Arbaco.<\/p>\n<p>Mr Bazoum ma cadda halka uu ku sugan yahay, balse hadal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka saaka wuxuu ku sheegay in la ilaaliyo guulihii adkaa ee loo qaaday dhanka amniga iyo horumarka dalka iyo in \u00a0dadka Niger ee jecel dimuqraadiyadda ay arki doonaan.<\/p>\n<p>\u200b Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken iyo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo ka hadlay afgambigaasi ayaa taageero u muujiyay madaxweynaha Niger ee la tuuray.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Askar ka tirsan dalka Niger ee dhaca galbeedka Afrika ayaa khudbad ay ka jeediyeen TV-ga kaga dhawaaqay inqilaab ciidan oo ay xilka kula wareegeen hoggaanka dalkaasi Askartaasi waxa ay sheegeen in ay laaleen dastuurkii ayna kala direen, dhammaan hay\u2019adaha dowladda, isla markaana ay xireen xuduudaha dalka. Madaxweynaha Niger Mohamed Bazoum ayaa waxaa gacanta ku haya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":493005,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-493004","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493004","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=493004"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":493008,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/493004\/revisions\/493008"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/493005"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=493004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=493004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=493004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}