{"id":492942,"date":"2023-07-26T14:29:34","date_gmt":"2023-07-26T11:29:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492942"},"modified":"2023-07-26T14:31:13","modified_gmt":"2023-07-26T11:31:13","slug":"guddiga-dib-u-eegista-iyo-la-socodka-hirgelinta-dastuurka-oo-maanta-wareejiyay-heshiisyadii-ay-gaareen-golaha-wadatashiga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-dib-u-eegista-iyo-la-socodka-hirgelinta-dastuurka-oo-maanta-wareejiyay-heshiisyadii-ay-gaareen-golaha-wadatashiga-qaranka\/","title":{"rendered":"Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgelinta Dastuurka oo maanta wareejiyay heshiisyadii ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgelinta Dastuurka xildhibaan,\u00a0 Xuseen Iidow ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyay Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka nuqullada heshiisyadii Golaha wada tashiga Qaran iyo afarta cutub ee Dastuurka ugu horreeya oo kala ah, baaqa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cutubka , xuquuqda Asaasiga Ah iyo waajibaadka muwaaddinka, dhulka, hantida iyo deeganka iyo matalaadda Shacabka.<\/p>\n<p>Guddoomiyuhu wuxuu si xushmad leh uga codsaday Guddiga Madaxa bannaan ee Dastuurka in ay si dhaqsa ah uga soo shaqeeyaan cutubyada lagu wareejiyay, ayagoo dib u eegistooda ku saleeynayo soo jeedimihii wax ka beddelka Dastuurka ee Baarlamaannadii 9-aad iyo 10aad, mudnaanna siinaya heshiisyadii ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaranka , dibna ugu soo celiya isla Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgelinta Dastuurka.<\/p>\n<p>Heshiisyada iyo soo jeedimaha lagu wareejiyay Guddiga Madaxa bannaan ee Dastuurka ayaa kala ah:-<\/p>\n<ol>\n<li>Soo jeedimihii wax ka beddelka Dastuurka Baarlamaankii 9-aad iyo 10-aad<\/li>\n<li>Heshiiska hannaanka dooroshooyinka JFS 27 May 2023<\/li>\n<li>Heshiiska lahaanshaha maamulka iyo wadaagga dakhliga Kheyraadka dabiiciga ah ee dalka, sida shidaalka iyo macdanta ee lagu qabtay Baydhabo, 27\/4\/2018<\/li>\n<li>Heshiiska Federaaleeynta maaliyadda 15-17 March 2023<\/li>\n<li>Heshiiska astaynta awoodaha hay\u2019adaha Dowladda Dec 28, 2022<\/li>\n<li>Heshiiska hannaanka Federaaleeynta Garsoorka Dec 28, 2022<\/li>\n<li>Heshiiska qaab- dismeedka amniga Qaranka 15-17 March 2023.<\/li>\n<\/ol>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-492945 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi5.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi5.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi5-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi5-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi5-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi5-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi5-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi5-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi5-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-492946 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/gudi3.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/gudi3.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/gudi3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/gudi3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/gudi3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/gudi3-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/gudi3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/gudi3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/gudi3-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/gudi3-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-492947 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi2-1.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi2-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi2-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi2-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi2-1-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi2-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi2-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi2-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/guddi2-1-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgelinta Dastuurka xildhibaan,\u00a0 Xuseen Iidow ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyay Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka nuqullada heshiisyadii Golaha wada tashiga Qaran iyo afarta cutub ee Dastuurka ugu horreeya oo kala ah, baaqa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cutubka , xuquuqda Asaasiga Ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":492943,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-492942","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492942","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492942"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492942\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492950,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492942\/revisions\/492950"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492943"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492942"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492942"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492942"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}