{"id":492880,"date":"2023-07-26T10:46:52","date_gmt":"2023-07-26T07:46:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492880"},"modified":"2023-07-26T10:46:52","modified_gmt":"2023-07-26T07:46:52","slug":"mareykanka-oo-ukrine-u-diraya-diyaaradaha-droniska-ee-black-hornet-nano","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-ukrine-u-diraya-diyaaradaha-droniska-ee-black-hornet-nano\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo Ukrine u diraya diyaaradaha Droniska ee Black Hornet Nano"},"content":{"rendered":"<p>Maraykanka ayaa la filayaa in Dalka Ukrine uu u diro Black Hornet Nano diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee wax ilaaliya,isla markaana \u00a0ay adeegsadaan ciidamada, taas oo qayb ka ah $400-milyan oo gargaar ciidan ah, sida laga soo xigtay Pentagon-ka.<\/p>\n<p>Hadaladaan ayaa yimid xilli madaxweynaha Ukrine Zelenskyy uu xabsiga dhigay sarkaal ciidan oo lagu eedeeyay wax isdaba marin iyo xildhibaan lagu eedeeyay in uu gacan saar la lahaa Ruushka.<\/p>\n<p>Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa sheegtay in mid ka mid ah maraakiibtiisa Fleet ee Badda Madow uu burburiyay laba Droonis oo ay lahaayeenciidamada badda Ukraine.<\/p>\n<p>Sharci-dajiyayaasha Ingiriiska ayaa soo jeediyay in cunaqabatayn dheeraad ah la saaro kooxda Wagner, waxayna ku taliyeen in xukuumadda UK ay kooxdaasi ku calaamadeeyaan urur argagixiso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maraykanka ayaa la filayaa in Dalka Ukrine uu u diro Black Hornet Nano diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee wax ilaaliya,isla markaana \u00a0ay adeegsadaan ciidamada, taas oo qayb ka ah $400-milyan oo gargaar ciidan ah, sida laga soo xigtay Pentagon-ka. Hadaladaan ayaa yimid xilli madaxweynaha Ukrine Zelenskyy uu xabsiga dhigay sarkaal ciidan oo lagu eedeeyay wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":492884,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-492880","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492880","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492880"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492883,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492880\/revisions\/492883"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492884"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}