{"id":492721,"date":"2023-07-24T19:18:05","date_gmt":"2023-07-24T16:18:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492721"},"modified":"2023-07-24T19:18:05","modified_gmt":"2023-07-24T16:18:05","slug":"wasiirka-gaashandhigga-oo-la-kulmay-taliyaha-militariga-dalka-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashandhigga-oo-la-kulmay-taliyaha-militariga-dalka-qatar\/","title":{"rendered":"Wasiirka gaashandhigga oo la kulmay taliyaha Militariga dalka Qatar"},"content":{"rendered":"<p>Dooxa (SONNA): Wasiirka gaashaandhigga dowladda FS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar kulan kula qaatay taliyaha militariga dalkaas sareeye guud (Duuliye) Saalim bin Xamad bin Maxamed Al-naabit.<\/p>\n<p>Taliyaha iyo wasiirka gaashaandhigga dowladda FS ayaa ka wada hadalay xoojinta iskaashiga labada dhinac iyo sidii Qatar ay Soomaaliya uga caawin lahayd dib u dhiska ciidanka iyo la dagaalanka argagixisada.<\/p>\n<p>Qatar ayaa ka mid ah dadalka carbeed ee iskaashiga dhaw la leh Soomaaliya, waxaana haatan dalkaas tababar u jooga saraakiil ciidan oo xirfado sare dalkaas ku soo qaadanaya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaan ka wada hadalney xoojinta xiriirka labada ciidan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dooxa (SONNA): Wasiirka gaashaandhigga dowladda FS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar kulan kula qaatay taliyaha militariga dalkaas sareeye guud (Duuliye) Saalim bin Xamad bin Maxamed Al-naabit. Taliyaha iyo wasiirka gaashaandhigga dowladda FS ayaa ka wada hadalay xoojinta iskaashiga labada dhinac iyo sidii Qatar ay Soomaaliya uga caawin lahayd dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":492722,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-492721","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492721","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492721"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492723,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492721\/revisions\/492723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492722"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}