{"id":492718,"date":"2023-07-24T18:36:17","date_gmt":"2023-07-24T15:36:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492718"},"modified":"2023-07-24T18:36:17","modified_gmt":"2023-07-24T15:36:17","slug":"kulanka-golaha-shacabka-oo-looga-hadlay-hindise-sharciyeedyada-hantidhorka-iyo-hubka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulanka-golaha-shacabka-oo-looga-hadlay-hindise-sharciyeedyada-hantidhorka-iyo-hubka\/","title":{"rendered":"Kulanka golaha shacabka oo looga hadlay hindise sharciyeedyada hantidhorka iyo hubka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullahi Cumar Abshirow ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 10-aad ee Baarlamaanka 11-aad JFS oo ajandihiisu ahaa aqrinta 1-aad ee hindise sharciyeedka hantidhowrka guud ee Qaranka, qaybinta hindise sharciyeedka sharciga hubka ee Soomaaliya iyo heshiiska aasaasidda ciidamada heeganka ah bariga Afrika.<\/p>\n<p>Xildhibaanada golaha shacabka ayaa dood ka yeeshay hindise sharciyeedka hantidhowrka guud ee Qaranka, iyadoo su&#8217;aalo laga weeydiiyay wasiirka wasaaradda maaliyada xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Iiman Cige, waxaana uu mid mid u dul istaagay dhammaan su&#8217;aalihii ay Xildhibaanadu weeydiiyeen.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka Baarlamanka JFS mudane Cabdullahi Cumar Abshirow ayaa faray xoghaya guud ee golaha in uu sharciga ku wareejiyo guddiga ku shaqada leh.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullahi Cumar Abshirow ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 10-aad ee Baarlamaanka 11-aad JFS oo ajandihiisu ahaa aqrinta 1-aad ee hindise sharciyeedka hantidhowrka guud ee Qaranka, qaybinta hindise sharciyeedka sharciga hubka ee Soomaaliya iyo heshiiska aasaasidda ciidamada heeganka ah bariga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":492719,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-492718","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492718","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492718"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492718\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492720,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492718\/revisions\/492720"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492719"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492718"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492718"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492718"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}