{"id":492643,"date":"2023-07-23T20:21:13","date_gmt":"2023-07-23T17:21:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492643"},"modified":"2023-07-23T20:21:13","modified_gmt":"2023-07-23T17:21:13","slug":"guddoonka-labada-aqal-ee-baarlamanka-oo-magacaabay-xubnaha-soomaaliya-ku-matalaya-ururka-iskaashiga-islaamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoonka-labada-aqal-ee-baarlamanka-oo-magacaabay-xubnaha-soomaaliya-ku-matalaya-ururka-iskaashiga-islaamka\/","title":{"rendered":"Guddoonka labada aqal ee Baarlamanka oo magacaabay xubnaha Soomaaliya ku matalaya ururka iskaashiga Islaamka"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Guddoonka labada aqal ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa goordhow soo saaray wareegto ay ku magacabeen xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mid noqonaya midowga Baarlamaanada ururka iskaashiga Islaamka (OIC), oo ka kooban xubnood.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe ) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mid noqonaya midowga Baarlamaanada ururka iskaashiga Islaamka (OIC).<\/p>\n<p>Xubnaha la magacaabay ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mid noqonaya midowga Baarlamaanada ururka iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa kala ah:<\/p>\n<ol>\n<li>Xil. Maxamed Ibraahim Cali<\/li>\n<li>Xil. Cabdiqaadir Sheekh Cali Aadan<\/li>\n<li>Xil. Maxamed Xuseen Abuukar<\/li>\n<li>Xil. Dr. Maxamed Sheekh Axmed Maxamed<\/li>\n<li>Sen. Cali Maxamed Gacal<\/li>\n<\/ol>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-492645\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/362888350_767627338698219_5360583206094115734_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1004\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/362888350_767627338698219_5360583206094115734_n.jpg 1004w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/362888350_767627338698219_5360583206094115734_n-235x300.jpg 235w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/362888350_767627338698219_5360583206094115734_n-803x1024.jpg 803w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/362888350_767627338698219_5360583206094115734_n-768x979.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/362888350_767627338698219_5360583206094115734_n-860x1096.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1004px) 100vw, 1004px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-492644\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/362885848_767627445364875_6687530242986924722_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1009\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/362885848_767627445364875_6687530242986924722_n.jpg 1009w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/362885848_767627445364875_6687530242986924722_n-236x300.jpg 236w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/362885848_767627445364875_6687530242986924722_n-807x1024.jpg 807w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/362885848_767627445364875_6687530242986924722_n-768x974.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/362885848_767627445364875_6687530242986924722_n-860x1091.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1009px) 100vw, 1009px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Guddoonka labada aqal ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa goordhow soo saaray wareegto ay ku magacabeen xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mid noqonaya midowga Baarlamaanada ururka iskaashiga Islaamka (OIC), oo ka kooban xubnood. Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe ) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay xubnaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":492629,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[983],"class_list":{"0":"post-492643","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"tag-guddoonka-labada-aqal-ee-baarlamanka-oo-magacaabay-xubnaha-soomaaliya-ku-matalaya-ururka-iskaashiga-islaamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492643","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492643"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492646,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492643\/revisions\/492646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492629"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}