{"id":492600,"date":"2023-07-23T17:13:34","date_gmt":"2023-07-23T14:13:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492600"},"modified":"2023-07-23T17:13:34","modified_gmt":"2023-07-23T14:13:34","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-sheegay-inuusan-jirin-xariir-ka-dhaxeeya-dowladda-soomaaliya-iyo-iiran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-sheegay-inuusan-jirin-xariir-ka-dhaxeeya-dowladda-soomaaliya-iyo-iiran\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo sheegay inuusan jirin xariir ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Iiran"},"content":{"rendered":"<p>MUQWDISHO-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inuusan jirin wax xariir dublamaasiyeed ah oo ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo dowladda Iiraan sidoo kalena waxaa uu tilmaamay inaysan jirin dublamaasiyiin Soomaaliyeed oo ku qoran safaarradda Iiran,<\/p>\n<p>Wasiirka oo kulan su\u2019aalo weydiin ah la yeeshay guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka BJFS ayaa la weydiiyay waxa uu ka ogyahay Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda oo safaro joogto ah ku taga dalka Iiraan<\/p>\n<p>\u201cSideedaba Safaarad aynu leenahay oo nooga furan Iiran iyo xariir dublamaasiyeed oo Iiran aan la leenahay ma jiro, sidaas awgeed ma lihin dublamaasiyiin noogu qoran safaaradda Iiran, kuwii xilligii uu xariirku go\u2019ay joogeyna waan ka soo ceshanay\u201d ayuu yiri wasiirka Abshir Cumar.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibada mudane Abshir Cumar Huruuse oo uu wehlinayao Wasiir dowlaha Wasaaradda Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa Guddiga ugu warbixiyay habsami u socodka howlaha shaqo ee Wasaaradda iyo sida ay u shaqeyaan safaaradaha dalalka caalamka aan ku leenahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQWDISHO-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inuusan jirin wax xariir dublamaasiyeed ah oo ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo dowladda Iiraan sidoo kalena waxaa uu tilmaamay inaysan jirin dublamaasiyiin Soomaaliyeed oo ku qoran safaarradda Iiran, Wasiirka oo kulan su\u2019aalo weydiin ah la yeeshay guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":492498,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[979],"class_list":{"0":"post-492600","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-sheegay-inuusan-jirin-xariir-ka-dhaxeeya-dowladda-soomaaliya-iyo-iiran"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492600","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492600"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492600\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492601,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492600\/revisions\/492601"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492498"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}