{"id":492407,"date":"2023-07-21T17:48:00","date_gmt":"2023-07-21T14:48:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492407"},"modified":"2023-07-21T17:48:00","modified_gmt":"2023-07-21T14:48:00","slug":"ciidamada-dowladda-ee-ku-sugan-galcad-oo-lagu-wareejiyay-xoolo-lagu-dhiiragalinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-dowladda-ee-ku-sugan-galcad-oo-lagu-wareejiyay-xoolo-lagu-dhiiragalinayo\/","title":{"rendered":"Ciidamada dowladda ee ku sugan Galcad oo lagu wareejiyay xoolo lagu dhiiragalinayo"},"content":{"rendered":"<p>GALCAD-(SONNA)-Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka ayaa maanta lagu xoolo nool oo lagu dhiiragalinayo oo ka timid haweenka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Muno C\/qaadir Hooleey oo mid ah Haweenka Soomaaliyeed ayaa xoollo lagu dhiirigelinayo ku wareejisay Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Magaalada Madagawaa ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Muno oo deegaan ahaan ka soo jeedaa degmooyinka Galcad, Ceeldheere iyo Xaradheere ayaa maanta 20 neef oo ido ah ku wareejisay Ciidanka xoogga dalka ee ku jira furimaha hore dagaalka ee magaalada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka ayaa uga mahadceliyay garab istaaga ay u muujisay Ciidamada utaagan difaaca dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-492408\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230721-WA00231.jpg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"750\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230721-WA00231.jpg 1000w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230721-WA00231-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230721-WA00231-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230721-WA00231-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-492409\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230721-WA0023.jpg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"750\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230721-WA0023.jpg 1000w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230721-WA0023-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230721-WA0023-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230721-WA0023-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>GALCAD-(SONNA)-Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka ayaa maanta lagu xoolo nool oo lagu dhiiragalinayo oo ka timid haweenka Soomaaliyeed. Muno C\/qaadir Hooleey oo mid ah Haweenka Soomaaliyeed ayaa xoollo lagu dhiirigelinayo ku wareejisay Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Magaalada Madagawaa ee Gobolka Galgaduud. Muno oo deegaan ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":492410,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-492407","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492407","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492407"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492407\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492411,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492407\/revisions\/492411"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492410"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492407"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492407"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492407"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}