{"id":492391,"date":"2023-07-21T10:40:49","date_gmt":"2023-07-21T07:40:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492391"},"modified":"2023-07-21T10:40:49","modified_gmt":"2023-07-21T07:40:49","slug":"sheekh-aadan-madoobe-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-allaha-u-naxariistee-xildhibaan-cabdiraxman-maxamed-cumar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sheekh-aadan-madoobe-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-allaha-u-naxariistee-xildhibaan-cabdiraxman-maxamed-cumar\/","title":{"rendered":"Sheekh Aadan Madoobe oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Cumar"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed, isagoo uga tacsiyeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Cumar (Jubba) oo ku geeriyooday magalada Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan xanuunka iyo murugada la qaybsanayaa qoyska, ehelada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Cumar (Jubba) oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.&#8221; ayuu yiri Sheekh Aadan Madoobe.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa Alle uga baryey marxuumka inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskiisa, xildhibaannada Golaha Shacabka iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed, isagoo uga tacsiyeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Cumar (Jubba) oo ku geeriyooday magalada Nairobi ee dalka Kenya. &#8220;Waxaan xanuunka iyo murugada la qaybsanayaa qoyska, ehelada iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":492392,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-492391","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492391","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492391"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492391\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492393,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492391\/revisions\/492393"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492392"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}