{"id":492387,"date":"2023-07-21T10:31:40","date_gmt":"2023-07-21T07:31:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492387"},"modified":"2023-07-21T10:31:40","modified_gmt":"2023-07-21T07:31:40","slug":"madaxda-warfaafinta-xfs-waxaa-naga-goan-in-aan-xoojinno-doorka-aqooneed-ee-saxaafiyiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-warfaafinta-xfs-waxaa-naga-goan-in-aan-xoojinno-doorka-aqooneed-ee-saxaafiyiinta\/","title":{"rendered":"Madaxda Warfaafinta XFS \u201cwaxaa naga go\u201dan in aan xoojinno doorka aqooneed ee saxaafiyiinta"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaalle ayaa \u00a0soo xiray tababar aqoonkororsi ah oo loo qabtay 30 gabdhood oo saxafiyiin ah oo ka hawlgala hay\u2019adaha Warbaahinta gaarka ah iyo ururada saxaafadda.<\/p>\n<p>\u201cka wasaarad ahaan waxaan rabnaa in tababarka gabdhaha aan sii wadno waxaanna gaarsiin doonaa dhammaan xarumaha dowlad goboleedyada \u201cayuu yiri Agaasimaha Guud ee Warfaafinta.<\/p>\n<p>Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaalle ,waxa uu kula dardaarmay gabdhaha saxafiyiinta ah ee ka faa\u2019iidaystay tababarka in ay dhaqan galiyaan waxyaabihii ay ka faa\u2019iideysteen tababarkaasi aqoon-isweydaarsuga ah.<\/p>\n<p>Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo tababarada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Marwo Fartuun Axmed Xasan ayaa sheegtay in u jeedka tababarka uu ahaa xoojinta doorka dumarka ee maamulka Warbaahinta.<\/p>\n<p>Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,waxa uu socday muddo 3 cisho ah,iyadoo ka qeyb galayaasha ay halkaasi ku\u00a0 qaateen casharro la xiriiray habka maamulka hay\u2019adaha warbaahinta,gaar ahaan xal u helidda caqabadaha iyo fursadaha gabdhaha ee hay\u2019adaha warbaahinta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaalle ayaa \u00a0soo xiray tababar aqoonkororsi ah oo loo qabtay 30 gabdhood oo saxafiyiin ah oo ka hawlgala hay\u2019adaha Warbaahinta gaarka ah iyo ururada saxaafadda. \u201cka wasaarad ahaan waxaan rabnaa in tababarka gabdhaha aan sii wadno waxaanna gaarsiin doonaa dhammaan xarumaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":492389,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-492387","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492387"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492390,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492387\/revisions\/492390"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492389"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}