{"id":492371,"date":"2023-07-20T19:10:50","date_gmt":"2023-07-20T16:10:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492371"},"modified":"2023-07-20T19:13:20","modified_gmt":"2023-07-20T16:13:20","slug":"wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-kullan-miro-dhal-ah-la-qaatay-wasiirka-maaliyadda-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-kullan-miro-dhal-ah-la-qaatay-wasiirka-maaliyadda-jabuuti\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qorsheynta XFS oo kullan miro dhal ah la qaatay Wasiirka Maaliyadda Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Jabuuri,(SONNA):- Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyadda ee dalkaasi, Mudane Ilyas M. Dawaleh.<\/p>\n<p>Labada wasiir, ayaa isweydaarsaday waayo-aragnimada daddaalka loogu jiro sidii loo gaari lahaa horumar dhaqan-dhaqaale kaasoo ugu danbeyntii horseedi kara xal kama dambeys ah, sidoo kale, waxay kale, waxay ka wada hadleen\u00a0xoojinta iskaashiga ku qotoma walaaltinimo iyo wax wada-qabsi.<\/p>\n<p>Wasiir Beenebeene, ayaa uga mahadceliyay Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyadda ee Dalka Jabuuti, Mudane Ilyas M. Dawaleh soo dhaweynta milgaha iyo sharafta leh ee uu u fidiyay asiga iyo wafdigiisa.<\/p>\n<p style=\"text-align: left\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-492372\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8265-scaled.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8265-scaled.jpg 2560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8265-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8265-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8265-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8265-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8265-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8265-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8265-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8265-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8265-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-492373\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8175-2-scaled.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1723\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8175-2-scaled.jpg 2560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8175-2-300x202.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8175-2-1024x689.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8175-2-768x517.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8175-2-1536x1034.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8175-2-2048x1378.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/OFAR8175-2-860x579.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuri,(SONNA):- Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyadda ee dalkaasi, Mudane Ilyas M. Dawaleh. Labada wasiir, ayaa isweydaarsaday waayo-aragnimada daddaalka loogu jiro sidii loo gaari lahaa horumar dhaqan-dhaqaale kaasoo ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":492373,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-492371","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492371","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492371"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492371\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492376,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492371\/revisions\/492376"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492373"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}