{"id":492275,"date":"2023-07-20T09:43:56","date_gmt":"2023-07-20T06:43:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492275"},"modified":"2023-07-20T09:48:34","modified_gmt":"2023-07-20T06:48:34","slug":"saraakiil-ka-tirsan-hayadda-socdalka-oo-loo-haysto-eedo-musuq-maasuq-ayaa-la-horgeeyay-maxkamada-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/saraakiil-ka-tirsan-hayadda-socdalka-oo-loo-haysto-eedo-musuq-maasuq-ayaa-la-horgeeyay-maxkamada-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Saraakiil ku Eedaysan Musuq maasuq oo maanta la horgeeyay maxkamada gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysaneysa dacwada loo haysto\u00a0 Afar sargaal\u00a0 oo ka tirsan Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo ku Eedaysan Musuq maasuq Xatooyo.<\/p>\n<p>Afartaan Eedaysane ee la horeyay Maxkamada gobolka ayaa lagu kala magacaaba,Cabdulaahi Maxamuud Osoble, Cumar Macalim Nuur, Saabir Xasan Cabdinuur, Aadan Maxamed Cabdi Oo dhamaan loo haysto xatooyo xoollo dadweyne oo lagu soo Eedeyay\u00a0 Saraakiisha intii ay ka mid ahayen howlwadeenadda hay\u2019adda \u00a0socdaalka iyo Jinisayada \u00a0Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horay u\u00a0 sheegay in aysan marnaba aqbali doonin in la musuq maasuqo hantida ummadda ee ay dowladda mas\u2019uulka ka tahay.<\/p>\n<p>Wixii faahfaahin ah oo ku soo kordhah warka dhageysiga Maxkamadda gobolka Banaadir halkaan kala soco goor dhow.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysaneysa dacwada loo haysto\u00a0 Afar sargaal\u00a0 oo ka tirsan Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo ku Eedaysan Musuq maasuq Xatooyo. Afartaan Eedaysane ee la horeyay Maxkamada gobolka ayaa lagu kala magacaaba,Cabdulaahi Maxamuud Osoble, Cumar Macalim Nuur, Saabir Xasan Cabdinuur, Aadan Maxamed Cabdi Oo dhamaan loo haysto xatooyo xoollo dadweyne oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":492282,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-492275","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492275","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492275"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492287,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492275\/revisions\/492287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}