{"id":492264,"date":"2023-07-19T21:02:18","date_gmt":"2023-07-19T18:02:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492264"},"modified":"2023-07-19T21:02:18","modified_gmt":"2023-07-19T18:02:18","slug":"ciidanka-xoogga-oo-howlgal-ka-dhacay-deegaan-u-dhow-buur-hakaba-ku-dilay-10-khawaarij-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-howlgal-ka-dhacay-deegaan-u-dhow-buur-hakaba-ku-dilay-10-khawaarij-ah\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo howlgal ka dhacay deegaan u dhow Buur-hakaba ku dilay 10 khawaarij ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal Qorshaysan ka fuliyay xarun ay ku sugnaayeen Khawaarijta oo ku taalla deegaanka Ceel-bashiir oo ku yaalla wadada xiriirisa deegaanka Jameeco iyo degmada Buur-hakaba.<\/p>\n<p>Hawlgalkan oo dhacay Maqribnimadii caawa waxaa lagu dilay toban ka tirsan Maleeshiyaadkii Khawaarijta ahaa ee ku sugnaa goobtaas.<\/p>\n<p>Goobta hawlgalku ka dhacay waxa ay ahayd Isbaaro ay Khawaarijtu ku qaadanaysay lacgo baad ah, iyaga oo maalmihii dambe u isticmaalayay in ay ku cuna-qabateeyaan Shacabka ku nool gobalka Baay.<\/p>\n<p>Hawgalku waxa uu kusoo dhamaaday sidii ay u qorsheeyeen ciidamada Xoogga Dalka soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal Qorshaysan ka fuliyay xarun ay ku sugnaayeen Khawaarijta oo ku taalla deegaanka Ceel-bashiir oo ku yaalla wadada xiriirisa deegaanka Jameeco iyo degmada Buur-hakaba. Hawlgalkan oo dhacay Maqribnimadii caawa waxaa lagu dilay toban ka tirsan Maleeshiyaadkii Khawaarijta ahaa ee ku sugnaa goobtaas. Goobta hawlgalku ka dhacay waxa ay ahayd Isbaaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":488302,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-492264","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492264","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492264"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492264\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492268,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492264\/revisions\/492268"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/488302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492264"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492264"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492264"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}