{"id":492259,"date":"2023-07-19T20:45:31","date_gmt":"2023-07-19T17:45:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492259"},"modified":"2023-07-19T20:45:31","modified_gmt":"2023-07-19T17:45:31","slug":"ku-dhowaad-100-xubnood-oo-ka-tirsan-khawaarijta-oo-lagu-dilay-hawgalladii-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ku-dhowaad-100-xubnood-oo-ka-tirsan-khawaarijta-oo-lagu-dilay-hawgalladii-maanta\/","title":{"rendered":"Ku dhowaad 100 xubnood oo ka tirsan khawaarijta oo lagu dilay hawgalladii maanta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho 19 July 2023: Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanayaa hawgalka Mareykanka ee caawiya ciidanka Soomaaliya waxa ay hawlgal qorsheysan oo cirka iyo dhulka ah maanta ka fuliyeen degaanada Gal-Libaax iyo Ceel Qurac oo dhaca xadka gobolada Galgaduud iyo Sh\/dhexe oo ay isku uruursanayeen Khawaarijta.<\/p>\n<p>Hawlgalkaasi ayaa waxaa lagu dilay ku dhowaad 100 tirsan Khawaarijta oo ay ku jiraan horjoogayaal, iyadoo isla markaana hawlgalkaa lagu bururburiyay goobtii ay dhagarta ku maleegayeen cadowga.<\/p>\n<p>Hawgalka waxaa gacan fiican ka geystay shacabka deegaanka oo wadashaqeyn wanaagsan la yeeshay ciidanka qaranka ee hawlgalka ku jiray.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay u mahad celinaysaa hawlgalka Mareykanka ee caawiya ciidanka Qaranka oo gacan ka siisay hawlgalkan lagu burburiyay qowleysatada Khawaarijta ah ee isku uruursanayay dhibaataynta dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa wali wada hawlgal dhinaca dhulka, iyaga oo ku raad jooga firxadka Khawaarijta Naf la caariga ah ee ka cararay dhimbilaha geesiyaasha qaranka.<\/p>\n<p>Hawlgalkaan wuxuu qayb ka yahay hawlgallo joogto ah oo ay ugu dambeeyeen kuwii ka dhacay Budbud iyo Weel-Maarow halkaas oo lagu dilay in ka badan 70 ka tirsan Khawaarijta.<\/p>\n<p>Dawladda oo kaashaneysa shacabka iyo saaxiibada caalamka waxaa ka go\u2019an in ay ciribtirto kooxaha Khawaarijta ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-492261\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230719-WA0158.jpg\" alt=\"\" width=\"1130\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230719-WA0158.jpg 1130w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230719-WA0158-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230719-WA0158-723x1024.jpg 723w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230719-WA0158-768x1087.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230719-WA0158-1085x1536.jpg 1085w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/IMG-20230719-WA0158-860x1218.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1130px) 100vw, 1130px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho 19 July 2023: Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanayaa hawgalka Mareykanka ee caawiya ciidanka Soomaaliya waxa ay hawlgal qorsheysan oo cirka iyo dhulka ah maanta ka fuliyeen degaanada Gal-Libaax iyo Ceel Qurac oo dhaca xadka gobolada Galgaduud iyo Sh\/dhexe oo ay isku uruursanayeen Khawaarijta. Hawlgalkaasi ayaa waxaa lagu dilay ku dhowaad 100 tirsan Khawaarijta oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":492260,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-492259","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492259","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492259"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492262,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492259\/revisions\/492262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}