{"id":492235,"date":"2023-07-19T13:52:29","date_gmt":"2023-07-19T10:52:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492235"},"modified":"2023-07-19T13:53:25","modified_gmt":"2023-07-19T10:53:25","slug":"xisaabiyaha-guud-ee-qaranka-oo-kormeeray-garoonka-diyaaradaha-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xisaabiyaha-guud-ee-qaranka-oo-kormeeray-garoonka-diyaaradaha-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xisaabiyaha guud ee Qaranka oo kormeeray garoonka diyaaradaha Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Anas oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa Mudane Cabdirisaaq Maxamed Abiikar ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xafiiska Maareeyaha gegida diyaaradaha Muqdisho iyo qeybta Dakhli uruurinta garoonka, Xafiiska Bankiga dhexe laanta madaarka, qeybaha socdaalka iyo jinsiyadaha, hay\u2019adda saadaaha hawada, iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee garoonka Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Ujeedka Kormeerka ayaa ahaa in xafiiska Xisaabiyaha guud uu u kuurgalo sida ay u socdaan howlmaalmeedka Xafiisyada uu kormeeray iyo adeegyada ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe ku howlaneed sare u qaadista iyo sugidda adeegyada bulshada, taas oo ay daba socoto isla xisaabtan dhab ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-492234 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/356777303_1622636104895327_4874582919503993681_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/356777303_1622636104895327_4874582919503993681_n.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/356777303_1622636104895327_4874582919503993681_n-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-492233 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/356782712_1984157841921135_2503018015837166847_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/356782712_1984157841921135_2503018015837166847_n.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/356782712_1984157841921135_2503018015837166847_n-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-492232 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/356754301_3487828904799640_362473689072114896_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/356754301_3487828904799640_362473689072114896_n.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/356754301_3487828904799640_362473689072114896_n-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Anas oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa Mudane Cabdirisaaq Maxamed Abiikar ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xafiiska Maareeyaha gegida diyaaradaha Muqdisho iyo qeybta Dakhli uruurinta garoonka, Xafiiska Bankiga dhexe laanta madaarka, qeybaha socdaalka iyo jinsiyadaha, hay\u2019adda saadaaha hawada, iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee garoonka Aadan Cadde. Ujeedka Kormeerka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":492233,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-492235","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492235"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492237,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492235\/revisions\/492237"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}