{"id":492199,"date":"2023-07-19T08:37:12","date_gmt":"2023-07-19T05:37:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492199"},"modified":"2023-07-19T10:31:07","modified_gmt":"2023-07-19T07:31:07","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-30-khawaarij-ah-ku-dilay-deegaanka-ceel-qurac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-30-khawaarij-ah-ku-dilay-deegaanka-ceel-qurac\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga dalka oo 30 khawaarij ah ku dilay deegaanka Ceel-qurac"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Ceel-qurac oo ku yaalla xadka u dhaxeeya Goballada Galguduud iyo Shabeelada dhexe.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-caddaala ayaa SONNA u sheegay in howlgalka ay Ciidanku ku beegsadeen goob ay isku uruursanayeen Khawaarijtu.<\/p>\n<p>Mudane, Al-caddaala ayaa sidoo kale sheegay in ay Ciidamadu howlgalkaasi ku dileen in ka badan 30 ka tirsanaa Khawaarijtii halkaas ku sugnayd, iyagoo kala wareegay hub iyo agab kale oo Ciidan.<\/p>\n<p>Ciidamada Xoogga dalka ayaa burburiyay saldhiggii Khawaarijta, waxaana hadda socda howlgal lagu raad joogo firxadkii Khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Ceel-qurac oo ku yaalla xadka u dhaxeeya Goballada Galguduud iyo Shabeelada dhexe. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-caddaala ayaa SONNA u sheegay in howlgalka ay Ciidanku ku beegsadeen goob ay isku uruursanayeen Khawaarijtu. Mudane, Al-caddaala ayaa sidoo kale sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":492200,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-492199","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492199","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492199"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492199\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492215,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492199\/revisions\/492215"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}