{"id":492166,"date":"2023-07-18T16:40:34","date_gmt":"2023-07-18T13:40:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492166"},"modified":"2023-07-18T16:40:34","modified_gmt":"2023-07-18T13:40:34","slug":"gudoomiyaha-hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-qaabilay-wafdi-ka-socda-hayadda-secours-islamique-france-sif","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gudoomiyaha-hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-qaabilay-wafdi-ka-socda-hayadda-secours-islamique-france-sif\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha hay&#8217;adda maaraynta  musiibooyinka oo qaabilay wafdi ka socda hay\u2019adda Secours Islamique France SIF"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):Gudoomiyaha hay\u2019adda maaraynta masiibooyinka Maxamuud Macallin ayaa maanta xafiiska hay\u2019adda ku qaabilay wafdi ka socday hay\u2019adda Secours Islamique France SIF oo uu hogaaminayey madaxa hay\u2019dda Gorkhamas Huseynov.<\/p>\n<p>Kulanka oo is barasho iyo gogol xaar u ahaa wada shaqayn dhexmarta labada hay\u2019adood ayey uga wada hadleen labada mas\u2019uul sidii SoDMA looga caawin lahaa in deeganada laga saaray Khawaarijta iyo kuwa dhawaan laga xorayn doono ay bulshada halkaas ku nool gargaar loo gaarsiin la haa iyo in ay ka saacidaan qeybo kamid ah xarumaha Hay\u2019adda maaraynta musiibooyinka sidii qalabeyn loogu sameeen lahaa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):Gudoomiyaha hay\u2019adda maaraynta masiibooyinka Maxamuud Macallin ayaa maanta xafiiska hay\u2019adda ku qaabilay wafdi ka socday hay\u2019adda Secours Islamique France SIF oo uu hogaaminayey madaxa hay\u2019dda Gorkhamas Huseynov. Kulanka oo is barasho iyo gogol xaar u ahaa wada shaqayn dhexmarta labada hay\u2019adood ayey uga wada hadleen labada mas\u2019uul sidii SoDMA looga caawin lahaa in deeganada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":492167,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-492166","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492166","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492166"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492166\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492168,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492166\/revisions\/492168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492167"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492166"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492166"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492166"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}