{"id":492000,"date":"2023-07-17T08:59:46","date_gmt":"2023-07-17T05:59:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=492000"},"modified":"2023-07-17T08:59:46","modified_gmt":"2023-07-17T05:59:46","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-kulan-la-qaatay-agaasimeyaasha-guud-ee-wasaaradaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-kulan-la-qaatay-agaasimeyaasha-guud-ee-wasaaradaha\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa \u00a0daah furay Madasha Wadatashiga Agaasimayaasha guud, Xiriiriyeyaasha Mashaariicda iyo Lataliyeyaasha sare oo looga hadlayay dardargelinta howlaha hortabinta u leh Dowladda Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulankaan ay ku wehliyeen qaar ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa intii uu socday waxaa si qota dheer looga hadlay dhisidda nidaam wax ku ool ah ee xiriirka iskaashiga Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha, Hay\u2019addaha Dowladda,<\/p>\n<p>Caqabadaha iyo fursadaha ku xeeran geedi socodka Dowlad dhiska Hirshabeelle, Dib u eegista fulinta halbeegyada howlaha afarta tiir ee barnaamijka Xukuumadda iyo ka mira dhalinta barnaamijyada ay hay\u2019addaha Dowladda la fuliyaan saaxibada beesha Caalamka.<\/p>\n<p>Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa hoosta ka xariiqay in Agaasimayaasha guud ee Wasaarradaha ay\u00a0 lafdhabar u yihiin horumarinta, dejinta iyo hirgelinta qorshaha Xukuumadda ayna wakiil ka yihiin hay\u2019adaha Dowladda, isagoo ku adkeeyay inay laba-laabaan gudashada waajibaadka saaran.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-492001 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HHHHSSS.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HHHHSSS.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HHHHSSS-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HHHHSSS-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HHHHSSS-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HHHHSSS-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HHHHSSS-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HHHHSSS-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-492002 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HHHHDS.jpg\" alt=\"\" width=\"962\" height=\"485\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-492003 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/HII2222.jpg\" alt=\"\" width=\"955\" height=\"483\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa \u00a0daah furay Madasha Wadatashiga Agaasimayaasha guud, Xiriiriyeyaasha Mashaariicda iyo Lataliyeyaasha sare oo looga hadlayay dardargelinta howlaha hortabinta u leh Dowladda Hirshabeelle. Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulankaan ay ku wehliyeen qaar ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa intii uu socday waxaa si qota dheer looga hadlay dhisidda nidaam [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":492002,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-492000","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492000","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=492000"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":492004,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/492000\/revisions\/492004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/492002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=492000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=492000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=492000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}