{"id":491942,"date":"2023-07-16T14:31:58","date_gmt":"2023-07-16T11:31:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=491942"},"modified":"2023-07-16T14:38:42","modified_gmt":"2023-07-16T11:38:42","slug":"guddoomiye-sheekh-aadan-madoobe-oo-maanta-kormeeray-xafiisyada-guddiyada-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-sheekh-aadan-madoobe-oo-maanta-kormeeray-xafiisyada-guddiyada-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta kormeeray Xafiisyada guddiyada Golaha shacabka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):&#8217;Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xafiisyada guddiyada ee Golaha Shacabka BJFS.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa u kuur galay shaqada ka socota guddiyada, kuwaas oo ku howlan kor-joogteynta hay&#8217;adaha dowladda iyo sida ay u socdaan kulamada guddiyada. Waxaana uu Guddoomiyuhu ku dhiirageliyay xildhibaannada in ay ilaaliyaan joogitaanka kulamada.<\/p>\n<p>Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa boggaadiyay guddiyadda shaqooyinka baaxadda leh, la xisaabtanka iyo korjoogteynta hay\u2019adaha dowladda. Guddiyadda maanta sida gaar ah u kormeeray waxaa ka mid ah Guddiga Arrimaha Bulshada, Guddiga Gaadiidka, Tamarta iyo Garoomada Diyaaradaha, Guddiga Amniga iyo Arrimaha Gudaha iyo Guddiga Difaaca.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-491943 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/FB_IMG_1689506925324.jpg\" alt=\"\" width=\"1057\" height=\"477\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-491944 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/FB_IMG_1689506922705.jpg\" alt=\"\" width=\"1062\" height=\"492\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-491945 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/FB_IMG_1689506919645.jpg\" alt=\"\" width=\"1066\" height=\"488\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-491946 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/FB_IMG_1689506916726.jpg\" alt=\"\" width=\"1065\" height=\"484\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):&#8217;Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xafiisyada guddiyada ee Golaha Shacabka BJFS. Guddoomiyaha ayaa u kuur galay shaqada ka socota guddiyada, kuwaas oo ku howlan kor-joogteynta hay&#8217;adaha dowladda iyo sida ay u socdaan kulamada guddiyada. Waxaana uu Guddoomiyuhu ku dhiirageliyay xildhibaannada in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":491947,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-491942","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491942","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=491942"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491942\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":491951,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491942\/revisions\/491951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/491947"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=491942"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=491942"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=491942"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}