{"id":491755,"date":"2023-07-14T10:27:25","date_gmt":"2023-07-14T07:27:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=491755"},"modified":"2023-07-14T13:12:49","modified_gmt":"2023-07-14T10:12:49","slug":"liiska-koobka-adduunka-2026-ee-dalalka-afrika-oo-la-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/liiska-koobka-adduunka-2026-ee-dalalka-afrika-oo-la-soo-saaray\/","title":{"rendered":"Liiska koobka adduunka 2026 ee dalalka Afrika oo la soo saaray"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Abidjan ee dalka Ivory coast ayaa lagu sameeyay isku aadka dalalka Afrika ee is reeb reebka koobka aduunka ee 2026, waxaana Soomaaliya ay gashay group-ka G.<\/p>\n<p>Ciyaarahaan ayaa socon doona muddo ku dhaw 2 sano, waxaana dal kasta oo Afrika ah uu dheeli doonaa 10 ciyaarood.<\/p>\n<p>Soomaaliya sanadkaan waxay fursad weyn u heysataa ka qeyb galka koobka Adduunka ee 2026.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Abidjan ee dalka Ivory coast ayaa lagu sameeyay isku aadka dalalka Afrika ee is reeb reebka koobka aduunka ee 2026, waxaana Soomaaliya ay gashay group-ka G. Ciyaarahaan ayaa socon doona muddo ku dhaw 2 sano, waxaana dal kasta oo Afrika ah uu dheeli doonaa 10 ciyaarood. Soomaaliya sanadkaan waxay fursad weyn u heysataa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":491756,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-491755","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491755","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=491755"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491755\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":491763,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491755\/revisions\/491763"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/491756"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=491755"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=491755"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=491755"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}