{"id":491467,"date":"2023-07-11T14:46:30","date_gmt":"2023-07-11T11:46:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=491467"},"modified":"2023-07-11T14:46:30","modified_gmt":"2023-07-11T11:46:30","slug":"raiisul-wasaarayaashii-hore-ee-dalka-oo-soo-gaaray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaarayaashii-hore-ee-dalka-oo-soo-gaaray-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaarayaashii hore ee dalka oo soo gaaray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra&#8217;iisul Wasaarayaashii hore ee dalka Mudane Cumar Cabdirishiid iyo Cabdiwali Cali Gaas ayaa goor-dhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay mas&#8217;uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya,iyagoo ka qaybgali doona shirka Berri ka furmaya magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa horay magaalada loogu soo dhoweeyay Mas&#8217;uuliyiin kale oo ay ka mid yihiin R\/wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Khayre iyo Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Shariif Xasan Sheekh Aadan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra&#8217;iisul Wasaarayaashii hore ee dalka Mudane Cumar Cabdirishiid iyo Cabdiwali Cali Gaas ayaa goor-dhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay mas&#8217;uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya,iyagoo ka qaybgali doona shirka Berri ka furmaya magaalada Muqdisho. Waxaa horay magaalada loogu soo dhoweeyay Mas&#8217;uuliyiin kale oo ay ka mid yihiin R\/wasaarihii hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":491468,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-491467","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491467","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=491467"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491467\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":491469,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/491467\/revisions\/491469"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/491468"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=491467"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=491467"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=491467"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}